Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Gudoomiye Muudeey “Xildhibaanada fasaxa ku maqan waa in ay deg deg kusoo laabtaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey oo ah ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya  oo goor dhawayd Shir jaraaid ku qabtay Magaalada Nuqdisho  ayaa xildhibanada Baarlamaanka Soomaaliya ee dalka kamaqan ugu yeeray in sida ugu dhaqsaha badan ay ku soo galaan dalka si ay ugutaan waajibaadka saaran .

Waxa uu sheegay in Xildhibaan kasta oo Fasax lahaa uu fasixii ka qaadan  maadaama uu yahay kusimaha Gudoonka .

Waxa uu sheegay Muudeey in Xildhibaanada ay fikirka ku kala duwanaan karaan balse looga baahanyahay in ay ilaaliyaan haybada iyo karaamada  Golaha Shacabka,  shaqadoodana ay ugutaan sida uu qabo xeer hoosaadka iyo Dastuurkaba dalka.

Halkan ka dhagayso .

      Gudoomiye Muudey Muqdisho

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this