Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddigii loo xilsaaray xalinta khilaafka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta aqalka sare hortagaya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Puntlandi) Guddiga joogtada ah ee golaha Aqalka sare ayaa maanta oo Arbaco ah warbixin ka dhageysanaya guddi ay u xil saareen xillinta khilaafadka ka dhex taagan golaha shacabka, sida aan kasoo xiganay xildhibaanno guddigaan ka tirsan.

Guddigaan oo ka kooban 7 xubnood lana magacaabay 19 kii bishan ayaa laga sugayaa warbixintooda inay uga hadlaan halka uu marayo xallinta khilaafadka ka dhex jira golaha shacabka, kaaso ka dhashay mooshinka ay ka gudbiyeen guddoomiye Jawaari.

Lama garandoono, warbixinta ay soo saaraan guddigaan waxa ay ka badelidoonto khilaafka ka dhex taagan barlamaanka aqalka hoose, xilli uu sii xoogaysanayo mooshinka Jawaari lagasoo gudbiyay.

goaana.png goaan1.png

Puntlandi.cm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this