Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso )Abaarta ka jirta Gobolka Sool Oo Sii kordhaysa iyo Qoysas Xoolo dhaqato ah Oo ku Soo Xarooday Magaalooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Deegaano katirsan Gobolka Sool ayaa waxaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto Abaar saameen ku yeelatay dadka iyo duunyadaba.

Meelaha Abaarta laga soo sheegayo ayaa waxaa kamid ah Tuulada kalcad oo qiyaastii 43mrt ujirta  Degmada Taleex ee Gobolka Sool.

kudhawaad 500 oo qoys oo xoolo dhaqato ah ayaa ku soo xarooday Tuuladaasi kalcad , waxaana laga soo deerinayaa xaalada nololeed ee dadkaasi reer guuraaga ah.

Mudo 3 dax sano kudhaw wax roob ah ka aysan hoorin  degmada Taleex iyo Tuulooyinka hoos yimaada.

Hadaba Halkan ka dhagayso midkamid ah waxgaradaka Tuulada kalcad oo  lagu Magacaabo  Xasan Maxamed  oo Xalada Xaabta ka jirta Sool uga waramay Puntlandi ,com .

      Xasan Maxamed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this