Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Gaas oo Wasiirkiisa Bada u diray Dibai

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Dekadaha Puntland Mudane Saciid Maxamed Raage iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Isutaga Emaaraatka.

Wasiirka iyo Wafdigiisa ayaa Emaaraatka kalasoo hadlaya Xiriirka labada dhina iyo Hesiisadii labada dhinac kala galeen.
Safarka Wasiirka ayaa kusoo beegmaya safar aan la shaacin ee Madaxweyne Gaas ku aadi doono Emaaraatka laakiin macada in Madaxweyne Gaas uu badalkiisa diray Wasiirka iyo in qorshuhu wali ku jirto Safarka Madaxweynaha ee Emaaraatka.

Wasiisirka iyo wafdigiisu waxay Galabta ka duuleen Bosaso.

Puntlandi
Bosaso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this