Sign in to follow this  
Somalina

Wadani Heeso ONLY!!

Recommended Posts

Heestaan wadaniyeed oo laga qaaday shirkii Carte ee 2000 waa hees aad iyo aad ugu qiirooday. *Sigh*

 

Waxaa qiirada igu sii kiciye markaa ku arkay labada calanwadiyaal ee dalkooda jecel, had iyo jeerna calankeena sido -- Waa Asli Calansida iyo Xirsi Calanside. (Waa labada hal mar isla soo istaagaayo in the :37th second.)

 

Inta ka

.

 

Dhiigoo ii dhe'aankoo wada ennaa

Dhalashoodeen ii sumadeen ay dhunee

 

Dadkii fahmi waaye, in Afmaxaatiri:

 

Dhiig iyo isku dheecaan baan wada nahayee

Dhalashadeena iyo sumadeena yeysan dhumin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Heestaan iyadoo maqal aan hore u soo giliye boggaan, haddana iyadoo muuqaal ah. Viva Reer Norway, dadkaas daljecelnimo dhab ah ku jirto, muuqaalo badan ka arkay see calankeena u sharfaan Soomaalida Reer Norway, dad isku duubana wey u egyihiin.

 

Fursad ayeeba u yeesheen heestii caanka ahayd ee

u qaado asagoo la joogo.

 

Midigeey, bidix maka maarantaa

Madaxoow, majaha maka maarantaa

Maskax iyo aqoon maka maarantaan

Umadyahay, midnimo maka maarantaa

Maamul dawladnimo maka maarantaan

Nabad baa macaanee maka maarantaa

 

Soomaaliyeey, Soomaaliya maka maarantaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adaa mudan, xaaji.

________________

 

mar walba cajiib igu yahay, kama daali.

 

Haddaad dal shisheeye joogtaan damiir la'aan

Mise aad diidaan wixii daawo dhali lahaa

 

Qaranka Soomaaliya dad badan baa u galay qabriga

[Dad] baa qaadan waaye gumeysiga quursigii

 

[Dad] baa soo qaaday calankeena qaaliga ah

[Dad] baa qalin dahab taariiqda loogu qoraa

 

Qabuuro inay badshaan qasadkooda yahay

Qabiilaa u gaabantihiin qaranimo u qaba

 

1004.gif1004.gif1004.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

.

 

Heesta 'Shirib' ee sii casriyeeyeen labadaan fanaan, Ikraan Caraale iyo Shukri Sindiko.

 

I believe it is even better than the Boqol and Miiraale version, and I am sure the original version of C/qaadir Sanka, Eebba ha u raxmadee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This isn't wadani hees, but sawir.

 

74052130524280333952101.jpg

 

Waa calanka Soomaaliya oo cambuurnimo u sameysan.

 

Err, about kubkaas, no comment. Absolutely...I said no comment, darn it. :D

 

P.S. - Qofta waa model and she posted this picture by herself publically online, so I am not violating anyone's privacy by posting this sawir on here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;133268 wrote:
This isn't wadani hees, but sawir.

 

74052130524280333952101.jpg

 

Waa calanka Soomaaliya oo cambuurnimo u sameysan.

 

Err, about kubkaas, no comment. Absolutely...I said no comment, darn it.
:D

 

P.S. - Qofta waa model and she posted this picture by herself publically online, so I am not violating anyone's privacy by posting this sawir on here.

 

war miskin tan yari waba dadaax halkay degentahay wadaniyad iga dhe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this