Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 26, 2010 Guuroowgii wadani ee . Max'ed Gacal Xaayoow magaciisa waa maqli jiray waligey laakiin guuroowgiis ma dhageysan. Ileen ninka xikmo ayaa ka buuxday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 27, 2010 Heestaan wadaniyeed oo laga qaaday shirkii Carte ee 2000 waa hees aad iyo aad ugu qiirooday. *Sigh* Waxaa qiirada igu sii kiciye markaa ku arkay labada calanwadiyaal ee dalkooda jecel, had iyo jeerna calankeena sido -- Waa Asli Calansida iyo Xirsi Calanside. (Waa labada hal mar isla soo istaagaayo in the :37th second.) Inta ka . Dhiigoo ii dhe'aankoo wada ennaa Dhalashoodeen ii sumadeen ay dhunee Dadkii fahmi waaye, in Afmaxaatiri: Dhiig iyo isku dheecaan baan wada nahayee Dhalashadeena iyo sumadeena yeysan dhumin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 28, 2010 Heestaan iyadoo maqal aan hore u soo giliye boggaan, haddana iyadoo muuqaal ah. Viva Reer Norway, dadkaas daljecelnimo dhab ah ku jirto, muuqaalo badan ka arkay see calankeena u sharfaan Soomaalida Reer Norway, dad isku duubana wey u egyihiin. Fursad ayeeba u yeesheen heestii caanka ahayd ee u qaado asagoo la joogo. Midigeey, bidix maka maarantaa Madaxoow, majaha maka maarantaa Maskax iyo aqoon maka maarantaan Umadyahay, midnimo maka maarantaa Maamul dawladnimo maka maarantaan Nabad baa macaanee maka maarantaa Soomaaliyeey, Soomaaliya maka maarantaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 28, 2010 Good song by Fiska. Thnx NinaNC for sharing..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 28, 2010 MMA thnx bro.... Go Xaayow go ¡ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 29, 2010 Adaa mudan, xaaji. ________________ mar walba cajiib igu yahay, kama daali. Haddaad dal shisheeye joogtaan damiir la'aan Mise aad diidaan wixii daawo dhali lahaa Qaranka Soomaaliya dad badan baa u galay qabriga [Dad] baa qaadan waaye gumeysiga quursigii [Dad] baa soo qaaday calankeena qaaliga ah [Dad] baa qalin dahab taariiqda loogu qoraa Qabuuro inay badshaan qasadkooda yahay Qabiilaa u gaabantihiin qaranimo u qaba Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 30, 2010 . Heesta 'Shirib' ee sii casriyeeyeen labadaan fanaan, Ikraan Caraale iyo Shukri Sindiko. I believe it is even better than the Boqol and Miiraale version, and I am sure the original version of C/qaadir Sanka, Eebba ha u raxmadee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 31, 2010 Dhacdada xalay dhalaan ka noqo...-- So trueee!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 7, 2010 cusub, qaadaayaan Maryan Mursal, Nimco Dareen, Fartuun Cumar iyo fanaaniin kale. Aad loogu qiiroonaa heesta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 9, 2010 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 10, 2010 This isn't wadani hees, but sawir. Waa calanka Soomaaliya oo cambuurnimo u sameysan. Err, about kubkaas, no comment. Absolutely...I said no comment, darn it. P.S. - Qofta waa model and she posted this picture by herself publically online, so I am not violating anyone's privacy by posting this sawir on here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 16, 2011 Nice song. like the rythem. Somalia is really gone. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 7, 2011 Maxamed Gacal Xaayow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 7, 2011 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;133268 wrote: This isn't wadani hees, but sawir. Waa calanka Soomaaliya oo cambuurnimo u sameysan. Err, about kubkaas, no comment. Absolutely...I said no comment, darn it. P.S. - Qofta waa model and she posted this picture by herself publically online, so I am not violating anyone's privacy by posting this sawir on here. war miskin tan yari waba dadaax halkay degentahay wadaniyad iga dhe Quote Share this post Link to post Share on other sites