Somalina Posted September 17, 2010 Ma che cavolo stai dicendo Sir Alex? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 17, 2010 Ni , waxaa tiriba lagu yiri... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 17, 2010 Kaftan ma'aha kulanka waaberi ma daawatay, Ni? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 17, 2010 Dee maxaa tiri ayaan ku idhii, su'aal maa su'aal loogu jawaabaa? Bal maxaad tiri oo aad soo qortey? p.s. Maya maan daawanin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 17, 2010 Kaftan ma'aha kulanka waaberi heeso wadani ah ayaa ku jira. YT inaad ka heli mooji. Jacayl raagayna? waxna ma oran. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 17, 2010 Aniga iyo adiga waxaan u baahan nahay a translator. p.s. Waan eegi doonaa IA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 17, 2010 Yarta translator kharashkiisa yaa hayo ,,, ii jilci ma iska dhahdidoo. Jacayl Raagay ma fiirsatay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 17, 2010 Waa la helaa qof noo turjibaano for free, aawey JB? Jacayl Raagey, maan daawan weli, ileen jacayl ima hayo sidii kale. Ma jacayl baa ku haayo(kan videoga ku jira ma adigaa)? meeshan waxaa laga hadlaayaa heeso wadani, not jiljileec ma garatey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 17, 2010 Maya maya, ani ma ihi. Waxa aan soo qorayo aan kuu jilciyo aan ku dhahay. Jacayl Raagey sida Ciida Hooyo waa Riwaayada Raadiyaha. Jacaylka aad qarsan ee ciida hooyo u qabto waa igu dhacay. Aan soo halganee, shabaabka iyo woyanada aan gamta ka soo siinee, ma i raaci? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 17, 2010 ^^'man kaanat hijratuhu limra'atin yankixuhaa' Woyane & Shabaab!! duf & doorsimaad ku bax Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 17, 2010 Tageeraha adag ee Alshababow ,, kun fac duf & doorsimaad ku bax. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 17, 2010 Maxaad igu maagtay?, anigu sababta waan caddeeyaye? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 17, 2010 Far iyo meeshii bugtaa is og ,,, kun fac ayaana lagu yiri... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 17, 2010 ^Fulaynimada iska kaa, haddaan ku leeyahay 'duf ku bax' maxaa yeelay Woyanada gaalada quruntay ah baad Muslim Tawxiidsanaya la sintay ood leedahay gam baan ka dhigeynaa, kaaga daranta tabarna ma heyside gabadha yaree Naciima baad rabtaa inaad ku shukaansato! caqliga goronyo kaa sabatay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 17, 2010 ^Geesi lama dhaafaanow,,, Islaanimo been ah ood ku soo gabatiyo habaar aad la wareegto waxan ka ahayn ma haysaa? Nini waa gabadh Somaliyeed oo gayaankay ah. Waxaan rabo ayaan ku shukaansan. Wayaane iyo Alshabab waxba isma dhamaan. Labaduba waa ibnu aadam baadil ku sugan. Midna adu wakiil kama tihid. Marka sheeko xumida iska dhaaf( awowgaa kun fac loo cadaabye!) Quote Share this post Link to post Share on other sites