Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 16, 2010 Originally posted by bilan: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: !!! Waa heesta ugu daljecel badan aan arkay, waxaa kaaga sii darana fanaaniintii iyo abwaaniintii iyo jilaayaashii ugu caansanaa qaadaayo. Waxaa ka muuqdo cajalka: Xasan Aaden Samatar Axmed Naaji Sacad (abwaanka abuuray heesta, waana heesaaga/abwaanka ugu daljecel Soomaalida) C/qaadir Jubba Magool Faadumo Qaasin Magool (Rabi ha u raxmado) Hibo Nuura Abwaanka Yamsam (Eebbe ha u dambi dhaafo) Abwaanka Muxumed Amiin Jilaa Awkuuku (Eebbe ha u naxariisto) Eebboow, Soomaali nabad noogu dhig -- aaaamiiiiin. goormee Magool wadinayad noqotay :confused: When she forced herself into an exile because of the last regime's actions in late '70s and throughout '80s to Imaaraadka. Why dalka ugu tagtay ma isweydiisay taas. Plus, who can forget how many daljecel heeso ayee Magool qaatay during the heyday of '77 war, qof ka heeso daljecel badnaa ma jirin xiligaas, ma beenaa la isku sheegaa. Oh, I guess your version of her history starts in 1991 miyaa? Teeda kale wey ka towbad keentay, cafis weydiisatayna whoever ka xumaaday wixii xumaa ee faragishatay during the heyday of qabyaaladism in '91/92. __________________ Ninac, maanta wiilkaaga Mueller gool ka cabso uu dhaliye for Bayern Munich ma aragtay? Klose too gool asagana laga cararaayo uu ku shubay shabaqa, plus Mascuud had a wonderful game at Real Madrid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 16, 2010 ^Aniga waxay ila tahay Qabyaalad & Wadaniyad waa isu dhow yihiin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 16, 2010 Originally posted by Kool_Kat: Nina, saa usocotay sheekadaanaa hadana? Hees wadani aa? Wadankee? For a second I got excited, O'Canada leenba soo suri rabay! Hold up! wait a minute! let me break it down for ya, Dhaanto style; Jecliyaaye Jasiiroo lagu jeesteeyo Jecliyaaye Jamaamoo lagu jireeyo Jecliyaaye anigoo Qardho joogo Jecliyaaye jaamad dhulka hooyo Jecliyaaye xornimoo lagu joogo Heeleh lee leh hah, heeleh lee yooh!! Maxaan ka aqaan sxb fadhiga waa ku daaley, rajo la'aanta waa niyadjab xumo oo u baahan ka hortag (mental ha iska ahaado). :cool: ---------------------- @ MMA, I didn't get chance to see it. But thanks for the update & keep them coming. @Bilan, that song was deep, thanks @Abti Maadeey, the Prof can definitely sing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 16, 2010 Jecliyaaye Jasiiroo lagu jeesteeyo Jecliyaaye Jamaamoo lagu jireeyo Jecliyaaye anigoo Qardho joogo Jecliyaaye jaamad dhulka hooyo Jecliyaaye xornimoo lagu joogo Brah, brrrrrrraaaaah, RESPECT! Waa halkii Jumeykaanta... Now let me break it down for yah, Shirib style, aight: Dumarka Soomaaliyeed, Dumarka dowladoow rabaa Dahabna waa ku doonayaan Dumarka dowladoow rabaa Ar dahabna waa ku doonayaan Dumarka dowladoow rabaa Dahabna waa ku doonayaan Dumarka dowladoow rabaa Dahabna waa ku doonayaan Dumarka dowladoow rabaa Ar dahabna waa ku doonayaan Dhalinyarada, Danyartu waa dayoowdayee Dowladuu waa iney dhistaa Danyartu waa dayoowdayee Dowladuu waa iney dhistaa Danyartu waa dayoowdayee Dugsi in loo fureey rabaan Danyartu waa dayoowdayoo Ar dugsi in loo fureey rabaan My fav, when adeer Cabdullaahi Yusuf madaxweyne noqday, ready? Good, let's go; Talking to Dumarka Soomaaliyeed Dalkaanuu dowlad waa hale Haloo dalaalo dumaroow Dalkaanuu dowlad waa hale Haloo dalaalo dumaroow Iyaah! Kacabso Batuulo... Nina there's a famous Maay saying that goes something like this "af waakan, mee laki aami"...Hadal lee yaa wadi karo? Mise maantoo dhan 'Eeboow wadankeenii' maan heyneenaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 16, 2010 ^Adeerkaa haddow tegay, dad kale adeeryaashood aa joogaane, ha taageereene deey nooo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 16, 2010 Ani maa u diiday? Shiikh Shariif saliid badne ani xataa waa la taageeraa! Teeda kale shiribkaan ani matirin, ee Shariifka ina'adeertiis aa tirisay oo adeerkey taageereyso... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 16, 2010 Shirib xumaa!!, 2 sadar lee waaye markaasaa 10 sadar ka dhigtay! qayaano. Dumarka dowladoow rabaa Dahabna waa ku doonayaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 16, 2010 LOL @Shirib xumaa...Maxaa ka xanaaqsantahay ineysan Shabaab mid u tirininaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 16, 2010 ^Shabaab shirib xey ku falaayaan, shabshabloow shiinka quraankay shaqalkiisa sheegaane Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 16, 2010 Shiinka quraanka maa tiri? Ar idaa Maaddeeyoow, waxaan rabo inaan dhoho, hadaad ileedahay 'waxaasoo kale diinta inaad ka baxdeey kugu sigeysaa'... Aloow inoo dambi dhaaf kuligeen... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 16, 2010 ^Amin, waa kuu qalleeeeyyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 16, 2010 Jecliyaaye anoo Qardho xornimo ku jooga ,,, heestan oo dhamaystiran: http://www.youtube.com/watch?v=pq2juZNNc4s&feature=related http://www.youtube.com/watch?v=Kx3XjMvPrqs Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 17, 2010 Sir Alex, everyone knows qofkii heesay Jecliyaaye, no need to prove anything. Mideeda kale, Commandoska aad ku soo dhajisey meeshan waa maxay? naga daaye sheekoyiinkaas oo kale (read the title of the thread walaal). @KK, wadankeena in lagu qarwo habeen iyo maalin waa waajib, it is better than qashinka kale ee laga hadlo day in and day out. lol@shirib.... waa ka heley si fiican, habaryaraha Allah ha noo daayo, aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 17, 2010 lol@Sir Alex... Abtiyow kabada nijira moo, somali aboo ma la ogolyahay? Quote Share this post Link to post Share on other sites