Sign in to follow this  
Somalina

Wadani Heeso ONLY!!

Recommended Posts

Tuujiye   

NinA!! goormaa wadani noqotay?

 

JB, heestaan dalka somaliya guud ahaan ee ka hadleysaa waa ogtahay nooh.. Calanka ciraaq ma surna..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

!!!

 

Waa heesta ugu daljecel badan aan arkay, waxaa kaaga sii darana fanaaniintii iyo abwaaniintii iyo jilaayaashii ugu caansanaa qaadaayo. Waxaa ka muuqdo cajalka:

 

Xasan Aaden Samatar

Axmed Naaji Sacad (abwaanka abuuray heesta, waana heesaaga/abwaanka ugu daljecel Soomaalida)

C/qaadir Jubba

Magool

Faadumo Qaasin

Magool (Rabi ha u raxmado)

Hibo Nuura

Abwaanka Yamsam (Eebbe ha u dambi dhaafo)

Abwaanka Muxumed Amiin

Jilaa Awkuuku (Eebbe ha u naxariisto)

 

Eebboow, Soomaali nabad noogu dhig -- aaaamiiiiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Tuujiye wax ku soo dheji halkan, haddii kale Chelsea cornerkaada naga aad. :D

Ma faaysaa? Black Hawk Down ayaan daawaday habeen hore for the 10th time, and when I woke up in the morning, anigoo wadani ah ayaan is arkey. icon_razz.gif

 

JB and MMA, thanks for your contributions, more please. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

NinaNC, Ayaamahan baraarujin ayaad ku jirtaa....Maansha-Allah. Keep the good work sister. Dadka Soomaaliyeed wadaninimada wanaageeda iyo walaaltinimada faa'iidada ay leedahay in la xusuusiyo waa mid kuligeen waajib inagu ah.

 

Hadaba anigu threadkan waxaan ku darsanayaa hees qadiimi ah oo ka hadlaysa walaaltinimada, iskaashiga iyo wada-shaqeeyntu faa'iidada ay leedahay. Heestii waa tan enjoy.

 

Eebow Mahadaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

!!!

 

Waa heesta ugu daljecel badan aan arkay, waxaa kaaga sii darana fanaaniintii iyo abwaaniintii iyo jilaayaashii ugu caansanaa qaadaayo. Waxaa ka muuqdo cajalka:

 

Xasan Aaden Samatar

Axmed Naaji Sacad (abwaanka abuuray heesta, waana heesaaga/abwaanka ugu daljecel Soomaalida)

C/qaadir Jubba

Magool

Faadumo Qaasin

Magool (Rabi ha u raxmado)

Hibo Nuura

Abwaanka Yamsam (Eebbe ha u dambi dhaafo)

Abwaanka Muxumed Amiin

Jilaa Awkuuku (Eebbe ha u naxariisto)

 

Eebboow, Soomaali nabad noogu dhig -- aaaamiiiiin.

goormee Magool wadinayad noqotay :confused:

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

:D @goormee Magool wadinayad noqotay...

 

She was wadaniyad when this was recorded, or so she seems...lol

 

Nina, saa usocotay sheekadaanaa hadana? Hees wadani aa? Wadankee? For a second I got excited, O'Canada leenba soo suri rabay! :(

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this