Somalina Posted September 25, 2010 Muqdisho iyo maanta Hees macaan 'Waxaan rajeynayaa Soomaloow is raacdo Waxaan rajeynayaa riyaadeda rumoowdo Waxaan rajeynayaa nabad iyo raaxo' ____________ Xaafada aan ku dhashay aan ka arkey videoga but I could be wrong. Yaan weydiiyaa? oh I know! Aqiyaarow, shineemo ekwatoore ma ahoo biloowga videoga? Number Afar ma ahan ha i dhihin lee p.s. Adigaa mudan Nassir Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 25, 2010 Shaleemo Ekwatoore agteeda maa ku dhalatay Nina? Ha'i dhihin lee Axmed Gureey waala fujistay? Maxasuusatid miyaa meesha lala jiiroonaayo dukaankii ku ooli jiray supermarket-ka haa? I think it was called Sunday? How depressing watching that video...Soomaaliya udhamaatayee meesha isaga kala dhaqaaqa lee yaa idin dhoho! Riyo lee Muqdisho sideedii hore ugu soo noqonee...Naga daa yaaqoo!!!!!!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 25, 2010 Nina, haa, Lambarafar muuqato. From 34 seconds oo Hoteel Saxaafi ka bilaabaneyso to 1:36 waa wada Lambarafar meesha. Sarta dhowrka dabaq ah in 1:28 muuqato waaba galay sanadka markuu ahaa 2003, fiid habeenimo ayeena ahayd waa xasuustaa anoo geesi iska dhigaayo. Hoosteeda ayaa meel internet laga isticmaalo ku taalay. I think Webtel in la dhihi jiray. Laakiin shaneemada kama muuqato, waa dhanka kale kasoo horjeedka meesha taalada buugga camal u sameysan u eg oo muuqato in 1:10; fiidiyahana dhanka shaneemada kasoo horjeedo bas ayaa laga duubay. Meelihii cidlada ahaan jirtay ayaa shidan, sida jidka Maka Almakurama oo aanan cajalka ka muuqan, waxaana cidlo ah ka muuqato Suuqa Bakaaraha oo cariiri aad u ahaan jirtay oo cajalka ka muuqdo. Lambarafar see ahaan jirtay haddii lala compare gareeyo waxa ka muuqdo cajalka waa cajiib. After the Lambarafar, waxaa muuqdo oo cajalka duubeysaa that broad avenue oo taksiyada safanyihiin in the old picture, jidkaas oo ah kan Xamarjajab aadi jiray, siiba Iskool Buluusiyo iyo Dekedda. Compare how it looks like now in the video. Waxaa wali taagan sideeda u eg laakiin waa sartaa ka hadlaaye in 1:28. Waa sideeda wali. Eebboow Xamar Caddeey oo sidee ahaan jirtay ka sii fiican nagu tusi, oo nagu gee cimrigeena -- aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 25, 2010 Koolo cadeey, yaah? Dukaankaas, waa xasuustaa si fiican, weligey ma iloowaaye the kite laygaga soo gadey, weliba colourkeeda ayaa ii muuqdo. Naga daa niyadjab talks walaashiis. Dadkaas videoga ku jiro maba ka qasna, danahooda ayey iska wataan, weyba shidan tahay meesha. Aniga business opportunity ayaanba ka arkey meesha, ee lacag ma igu darsanee? Sxby, haddii Rwanda nabad ku soo noqotey, aniga rajo weyn ayaan ka qabaa Somalia ee bal diracyada qarashkooda naga ilaali mar danbe oo wax aruurso. Soomaliya Ha Noolaato!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 25, 2010 Macruufoow, daankiis! Sartaas, walaalahey iga waaweyn ayaa after school ingiriis lessons ka qaadan jirey. Yaa xasuusto, naasahablood bakery? rooti kulul, abaabah! (tuujiye influence). Mar dhow waa socdaa mugoo! Haddii aad iga war heli weysaan yacni Muqdishu ayaan ku fiyaateynooya, dead or alive! MMA, waa ku sheegey mar hore, macallin iska noqo (no err...never mind). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 25, 2010 Nina, ani iyo adi business idea-deena iyadooba bilaaban baaba ku kala kacnay, maxasuusatid miyaa? Midkalaa hadana? Muqdisho ama ku fiyaatee ama ku jimicso, adilee waaye...Ani mar mar boqolkoo dollar waan kugu soo tuuraa lee... Xamar hadaan Kabuuti ka adeeganeen, Aaran hambeergar ka cuneen, Gurguurte patio-giisa casho lafariisaneen, Hotel Taleex bashiinadiisa ku dabaalaneen, Boro back to school shopping kasuubineen, Yaawali iyo Kitoosh birthday party ii duubeen, Shabeelo kabo la'iigu luujiteeneen, Bakaaraha qudaar ka gadaneyn, Wardhiigley hilib ari kadoonaneen (just to name a few), Xamar meesheeda iyo meel dheer hajoogto...Barafkeyga iyo Canada aa igu ogtahay... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 25, 2010 Yaa u noqonaa? Maryooleey???? Allaheey ka alla. By the way, ma xasuusataa jidka yaraa sartaas bidixdeeda ka bixi jiray oo a new, unused big building polytechnic ah ku dhamaan jirtay. Jidkaas cul de sac ee yaraa mootooyinka iyo bushkuleetiyada lagu ijaari jiray. Few times anagoo yar yar cabsaneyno aadnay meeshaas, because it waaaaaaaay out of our ciyaal xaafad boundary in our age at that time. If you still don't remember, Lambarafar lix jid ayaa ka bixi jirtay, oo kala ahaa: One road went to Tarbuunka. Mid kale went to dhanka Isgoyska Soobe iyo Isbitaal Banaadir. Another street went to the garoonka diyaaradaha iyo xaafadii cusbeyd Bangaariyada Labaad la dhihi jiray. Another one was Jidka Maka Almakurama. Kan kale wuxuu ahaa jidka aado Xamarjajab. And finally, a dead end little boulevard oo that newly built polytechnic college. I think it was called Farsamada. Jidka yar aan ka hadlaayo actually waa kaas, waa kan ay ka muuqdaan baabuurta madoow iyo kan greyga camal u eg midabkiisa on the right side of the sawir. Jidkaas soo xirmaayo mootooyinka yar yar iyo bushkuleetiyo lagu kireen jiray. And it looks like Lambarafar was cleaned in the last few years. Doqoshyada meesha ka muuqdo in the roun****ut cajalka kama muuqdo, which is good. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 25, 2010 Originally posted by Kool_Kat: Nina, ani iyo adi business idea-deena iyadooba bilaaban baaba ku kala kacnay, maxasuusatid miyaa? Midkalaa hadana? Muqdisho ama ku fiyaatee ama ku jimicso, adilee waaye...Ani mar mar boqolkoo dollar waan kugu soo tuuraa lee... Xamar hadaan Kabuuti ka adeeganeen, Aaran hambeergar ka cuneen, Gurguurte patio-giisa casho lafariisaneen, Hotel Taleex bashiinadiisa ku dabaalaneen, Boro back to school shopping kasuubineen, Yaawali iyo Kitoosh birthday party ii duubeen, Shabeelo kabo la'iigu luujiteeneen, Bakaaraha qudaar ka gadaneyn, Wardhiigley hilib ari kadoonaneen (just to name a few), Xamar meesheeda iyo meel dheer hajoogto...Barafkeyga iyo Canada aa igu ogtahay... looooooooooooooool Kursiga ka dhacay markaan maraayey Shabeelo. Classic KK.... 100 dollar yaa diidaayo, waaba mushaarkii shaqaalahee! War isoo tuur, intaasaaba investment eh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 25, 2010 Maxaa dhacay? Adoo Xaawa Taako ama Yaasiin Cismaan usocotid kabaha kiyuusaha malaguu luujiteen boosteejada buses-ka Shabeele agtiisa? I don't take it inaa tahay kuwa iskoolka dacas ku imaan jiray? Mise Shabeelo aa kuqososhay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 25, 2010 Aqiyaar, #2 si fiican ayaan u xusuustaa in detail weliba! jidadkas kale ma xasuusto! Hamburgerka no5 ku yaaley, iga daa yaaqoo. Aduun waakaas nooh! Wallee inaan kaa harin Xamareey! Daankiis ageen Aqiyaar, or should I say Tiijer! p.s. si fiican ayaan u xusuustaa jidkaas MMA, now that you've added the pic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 25, 2010 Originally posted by Kool_Kat: Maxaa dhacay? Adoo Xaawa Taako ama Yaasiin Cismaan usocotid kabaha kiyuusaha malaguu luujiteen boosteejada buses-ka Shabeele agtiisa? I don't take it inaa tahay kuwa iskoolka dacas ku imaan jiray? Mise Shabeel o aa kuqososhay? looooooool...haa Naga daa yaaqoo! adiga & Tuujiye waxaad soo qortiin sidaan u aqrinaayey, waa halaabey! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 27, 2010 by Sugaal Cabudulle Cumar Gabayga qoraalkiisa xageen ka raadiyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 27, 2010 Heestaan daljecelka ah the other thread kusoo xasuustay. Magaceeda waa . Midigeey, bidix maka maarantaa Madaxoow, majaha maka maarantaa Soomaaliyeey, Soomaaliya maka maarantaa Maya Maya And tan ugu dambeysana waa maya, maya, maya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 28, 2010 by Hibo Nuura "Ma miliclicdeen weli mana jiricooteen!" Si fiican weliba Hibo, bidix markaan eego weliba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 28, 2010 ....... My Fav Wadani Song so far. Quote Share this post Link to post Share on other sites