Sign in to follow this  
Somalina

Wadani Heeso ONLY!!

Recommended Posts

Originally posted by bilan:

quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

!!!

 

Waa heesta ugu daljecel badan aan arkay, waxaa kaaga sii darana fanaaniintii iyo abwaaniintii iyo jilaayaashii ugu caansanaa qaadaayo. Waxaa ka muuqdo cajalka:

 

Xasan Aaden Samatar

Axmed Naaji Sacad (abwaanka abuuray heesta, waana heesaaga/abwaanka ugu daljecel Soomaalida)

C/qaadir Jubba

Magool

Faadumo Qaasin

Magool (Rabi ha u raxmado)

Hibo Nuura

Abwaanka Yamsam (Eebbe ha u dambi dhaafo)

Abwaanka Muxumed Amiin

Jilaa Awkuuku (Eebbe ha u naxariisto)

 

Eebboow, Soomaali nabad noogu dhig -- aaaamiiiiin.

goormee Magool wadinayad noqotay :confused:

 

When she forced herself into an exile because of the last regime's actions in late '70s and throughout '80s to Imaaraadka. Why dalka ugu tagtay ma isweydiisay taas. Plus, who can forget how many daljecel heeso ayee Magool qaatay during the heyday of '77 war, qof ka heeso daljecel badnaa ma jirin xiligaas, ma beenaa la isku sheegaa.

 

Oh, I guess your version of her history starts in 1991 miyaa? Teeda kale wey ka towbad keentay, cafis weydiisatayna whoever ka xumaaday wixii xumaa ee faragishatay during the heyday of qabyaaladism in '91/92.

__________________

 

Ninac, maanta wiilkaaga Mueller gool ka cabso uu dhaliye for Bayern Munich ma aragtay? Klose too gool asagana laga cararaayo uu ku shubay shabaqa, plus Mascuud had a wonderful game at Real Madrid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Kool_Kat:

Nina, saa usocotay sheekadaanaa hadana? Hees wadani aa? Wadankee? For a second I got excited, O'Canada leenba soo suri rabay!
:(

Hold up! wait a minute! let me break it down for ya, Dhaanto style;

 

Jecliyaaye Jasiiroo lagu jeesteeyo

Jecliyaaye Jamaamoo lagu jireeyo

Jecliyaaye anigoo Qardho joogo

Jecliyaaye jaamad dhulka hooyo

Jecliyaaye xornimoo lagu joogo

 

Heeleh lee leh hah, heeleh lee yooh!! :D:D

 

Maxaan ka aqaan sxb fadhiga waa ku daaley, rajo la'aanta waa niyadjab xumo oo u baahan ka hortag (mental ha iska ahaado). :cool:

 

----------------------

@ MMA, I didn't get chance to see it. But thanks for the update & keep them coming. ;)

 

@Bilan, that song was deep, thanks smile.gif

 

@Abti Maadeey, the Prof can definitely sing. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Jecliyaaye Jasiiroo lagu jeesteeyo

Jecliyaaye Jamaamoo lagu jireeyo

Jecliyaaye anigoo Qardho joogo

Jecliyaaye jaamad dhulka hooyo

Jecliyaaye xornimoo lagu joogo

Brah, brrrrrrraaaaah, RESPECT! Waa halkii Jumeykaanta... :D

 

Now let me break it down for yah, Shirib style, aight:

 

Dumarka Soomaaliyeed,

 

Dumarka dowladoow rabaa

Dahabna waa ku doonayaan

Dumarka dowladoow rabaa

Ar dahabna waa ku doonayaan

Dumarka dowladoow rabaa

Dahabna waa ku doonayaan

Dumarka dowladoow rabaa

Dahabna waa ku doonayaan

Dumarka dowladoow rabaa

Ar dahabna waa ku doonayaan

 

Dhalinyarada,

 

Danyartu waa dayoowdayee

Dowladuu waa iney dhistaa

Danyartu waa dayoowdayee

Dowladuu waa iney dhistaa

Danyartu waa dayoowdayee

Dugsi in loo fureey rabaan

Danyartu waa dayoowdayoo

Ar dugsi in loo fureey rabaan

 

My fav, when adeer Cabdullaahi Yusuf madaxweyne noqday, ready? Good, let's go;

 

Talking to Dumarka Soomaaliyeed

 

Dalkaanuu dowlad waa hale

Haloo dalaalo dumaroow

Dalkaanuu dowlad waa hale

Haloo dalaalo dumaroow

 

Iyaah! Kacabso Batuulo... :D

 

Nina there's a famous Maay saying that goes something like this "af waakan, mee laki aami"...Hadal lee yaa wadi karo? Mise maantoo dhan 'Eeboow wadankeenii' maan heyneenaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Ani maa u diiday? Shiikh Shariif saliid badne ani xataa waa la taageeraa! Teeda kale shiribkaan ani matirin, ee Shariifka ina'adeertiis aa tirisay oo adeerkey taageereyso... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Shiinka quraanka maa tiri? Ar idaa Maaddeeyoow, waxaan rabo inaan dhoho, hadaad ileedahay 'waxaasoo kale diinta inaad ka baxdeey kugu sigeysaa'... :( Aloow inoo dambi dhaaf kuligeen...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Sir Alex, everyone knows qofkii heesay Jecliyaaye, no need to prove anything. ;)

Mideeda kale, Commandoska aad ku soo dhajisey meeshan waa maxay? naga daaye sheekoyiinkaas oo kale (read the title of the thread walaal).

 

@KK, wadankeena in lagu qarwo habeen iyo maalin waa waajib, it is better than qashinka kale ee laga hadlo day in and day out.

lol@shirib.... waa ka heley si fiican, habaryaraha Allah ha noo daayo, aamiin. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this