Somalina Posted September 14, 2010 My Favourites so far are; Calankeena by Fanaantii Qeylo Dhaan Jooqle cod macaanaa! Guuleyso weligaa! Dalkeena anagaa iska leh by Fanaantii Qeylo Dhaan Dalkeygow by Fadumo Qasim Hilowle. Ilaahayahow u gargaar dadkeena dhibaateysan. by Maryan Mursal by Waayaha Cusub Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 14, 2010 by Ubax Fahmo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted September 15, 2010 NinA!! goormaa wadani noqotay? JB, heestaan dalka somaliya guud ahaan ee ka hadleysaa waa ogtahay nooh.. Calanka ciraaq ma surna.. Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 15, 2010 !!! Waa heesta ugu daljecel badan aan arkay, waxaa kaaga sii darana fanaaniintii iyo abwaaniintii iyo jilaayaashii ugu caansanaa qaadaayo. Waxaa ka muuqdo cajalka: Xasan Aaden Samatar Axmed Naaji Sacad (abwaanka abuuray heesta, waana heesaaga/abwaanka ugu daljecel Soomaalida) C/qaadir Jubba Magool Faadumo Qaasin Magool (Rabi ha u raxmado) Hibo Nuura Abwaanka Yamsam (Eebbe ha u dambi dhaafo) Abwaanka Muxumed Amiin Jilaa Awkuuku (Eebbe ha u naxariisto) Eebboow, Soomaali nabad noogu dhig -- aaaamiiiiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 15, 2010 Waraa Tuujiska ,,, haye taasna la isuma ogola sow maaha ,,,, Haw about ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 15, 2010 Tuujiye wax ku soo dheji halkan, haddii kale Chelsea cornerkaada naga aad. Ma faaysaa? Black Hawk Down ayaan daawaday habeen hore for the 10th time, and when I woke up in the morning, anigoo wadani ah ayaan is arkey. JB and MMA, thanks for your contributions, more please. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 15, 2010 Waar Heeso baa lagu yidhi ,, not Samatar's cantarabaqash ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 15, 2010 ^ miduu heesayaan moodayey!, inuu fanaan yahay ma ogid miyaa?. Ninkii Somaliwayn taageersan ma iska caayeysaa adigu? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 15, 2010 kaas isagaaba caayane maxaa laga caayi ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted September 15, 2010 NinaNC, Ayaamahan baraarujin ayaad ku jirtaa....Maansha-Allah. Keep the good work sister. Dadka Soomaaliyeed wadaninimada wanaageeda iyo walaaltinimada faa'iidada ay leedahay in la xusuusiyo waa mid kuligeen waajib inagu ah. Hadaba anigu threadkan waxaan ku darsanayaa hees qadiimi ah oo ka hadlaysa walaaltinimada, iskaashiga iyo wada-shaqeeyntu faa'iidada ay leedahay. Heestii waa tan enjoy. Eebow Mahadaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 15, 2010 merci beaucoup Showqi. lol@JB I never listened to buraanbur (xataa kuwa laygu faaniyo) before, but this one drew me in instantly. p.s. Thank you bro Sayid and bro Showqi for your contributions, keep them coming. Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted September 16, 2010 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: !!! Waa heesta ugu daljecel badan aan arkay, waxaa kaaga sii darana fanaaniintii iyo abwaaniintii iyo jilaayaashii ugu caansanaa qaadaayo. Waxaa ka muuqdo cajalka: Xasan Aaden Samatar Axmed Naaji Sacad (abwaanka abuuray heesta, waana heesaaga/abwaanka ugu daljecel Soomaalida) C/qaadir Jubba Magool Faadumo Qaasin Magool (Rabi ha u raxmado) Hibo Nuura Abwaanka Yamsam (Eebbe ha u dambi dhaafo) Abwaanka Muxumed Amiin Jilaa Awkuuku (Eebbe ha u naxariisto) Eebboow, Soomaali nabad noogu dhig -- aaaamiiiiin. goormee Magool wadinayad noqotay :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 16, 2010 @goormee Magool wadinayad noqotay... She was wadaniyad when this was recorded, or so she seems...lol Nina, saa usocotay sheekadaanaa hadana? Hees wadani aa? Wadankee? For a second I got excited, O'Canada leenba soo suri rabay! Quote Share this post Link to post Share on other sites