Wiilo Posted November 16, 2004 Thanks dear............... Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Legend of Zu Posted November 17, 2004 Hahahaha....I came back to read about the Makiinada cajiinka..and still laughed hard...hahahahah... Thanks one more time wiilo... Salaamaat Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 17, 2004 "Makiinada cajiinka" dadka badan bay ka qoslisay marka walaalkiis haddii ay adigna kaa qoslisay Qeyr weeye................Sheekadaas waa dheertahay wareyna u baahan tahay inloo fariisto oo Qaxwo Qaraar iyo Moos Bukooni loo cuno..... Go figure........... Quote Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted November 17, 2004 posted by wiilo Qaxwo Qaraar iyo Moos Bukooni loo cuno LoooooooL yaa daacuun dameeraad ku ridee wadaayeey,hadii aan gaxwo xaraar iyo maankaal la isku cuneenin ani warkaas maku jiri mugooow hadaba waan kii sheegay asxantu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 17, 2004 Looooool@Checkmate Sxb Qaxwo Qaraar iyo Moos Bukooni la'aantood dad bey dhibaato u tahay dear, haddii aad ogeyn adiga. Besides, maxaaba ka fiican labadaa, waa adigoo lagu siiyay Xalwo-Saabuuni iyo Buskut......ymmmmy yaa heli kara sxb... Go figure.............. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 17, 2004 Kaalay meeshaan shaqo culus aa ka socoto yaah.. cajiin shiidoo iyo,yaanyo kuus kuusoow iyo, qaxwo lagu cewynaa iyo,qamiir luuq ku suujis iyo,afaaro aan cabirneen oo qiyaastooda yartahay aa meesha ka shidan...s*****ina ilaaheey hanaga shiisho. Sharta qamiir suujiskana hanooga daliigo... Wiilo waxaa a dhahay cajiin markii laguu diro jidadka aa ku leexan jirtay, markaas aa bugle la ciyaari jirtay qac qaac iyo nuune oo kabo qaanjeerleh wataan..waxaas runmiyaa..meesha cajiinka lagu shiido irideyda ee kugu sugi jireen ayago shaatiyaal galuusyada ka dhamadeen see "galuus" ugu ciyarayeen.. wareer badanaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 17, 2004 Woooooooow . . . Bun iyo Canbuulaaa ,,, Iga daa ha i xasuusin . . . Laakiin aniga waxaan la yaabanahay waxa dadkaan ay Cajiinka ugu qoslayaaan Hadda wixii ka dambeeya gabdhaha guriga ila jooga waan ka ilaalinayaa inay cajiin raadiyaan ,,,, sheekaaba soo baxdaye,, yaah,,, show waa khatarba ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted November 17, 2004 inspired- marax fooqal marax foori ganjeelo wiilo waa runtaa sheekadaas waxaa mutacallimiin ku ahaay loodkii naga hooreeyay. markii ey hooyadood ku dhahaan hooyo cajiinka aan caawa soo shiidaa asxaan ee reerka u qabanaayeen mee ka tahay aad u maleenee? maa tacriful cubeed, cindahaa muraad! marki ey la soo daahaan cajiinka wexey marmarsiyo ka dhiganaayeen ma taqaanaa? hooyo makiinadi aa jabtay....markaas ey habarta xanaaq daraadeed gabadhi iyo cajiinkiba darbiga rinji uuga dhigi jirtay wiilooy walaaleey macaaneey si hadaad u fiirisit makiinada cajiinka romancekii uu gu dambeeyay waayeede....kuwaan hada joogaan mexey jaceyl la dhigaayo ka yaqaanan. "meet me in that restaurant at 8" what the heck is that....jaceylbo uma aqaano wiilki kiyoo kula taagan makiinada cajiinka oo walaalkaa kugu arkay oo wiilki lagaa bursanin oo adna laguu dhiibin bahal dhangalaaso eh loool shidhis all the exciting things we are missing out me n u sis....yaa soomaliya nagu celiyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 17, 2004 alla dadkaaan shukaansi xumada xagay ka keeneen . . . . . ninkii jiray wuxuu yiri "imisaan meel lagu jabay jiqillo weynaa" ....... ma jacaylbaa mar hadii lagu eryanaaayo ,,, iga dhaaf ha i xasuusine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted November 17, 2004 ^^^lool let me in on your secret.....meeqo joor aa lagu bursaday ee bacaadka kaaga dhuntay dacaskaagi? Quote Share this post Link to post Share on other sites
sweet sister Posted November 17, 2004 Dear, brother who posted this. Sorry you have girl problems. But posting some weird study that shows that women are the ones at fault wont help you. Ever take a minute and think that maybe it was just you. Sorry to sound abit mean but its the truth . And it might have just been that one girl your talking about. But its lame to say that its cuz she a women. And we need 2 educate tham . So that there are less unhappy couples. BULLSHIT! What made you think that women are uneducated. We are smater then most men. Maybe you should look for different types of girls or change your act. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 17, 2004 Sweet sister...wlc wlc wlc.. Finally gabar Reer Ottawa Canada ah.. My home town..wlc wlc wlc yaaqee.. With open hands hugs and kisses oo dhareer la socdaan..lol.. I'm garab tuujiye aka Dumar yaqaan...lol.. wareer badanaa!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 17, 2004 Haya Aqyaarta Exam Caata ah baa igu dhaganaa, marka hadda aan koobkeyga Shaaxa soo qaatay haya warka soo daaya. U guys seem to be saying a lot about "Makiinadda Cajiinka" Marka hore Jalaqsan dear waa runta Makiinadda Cajiinka aaba laga soo gaaray "Romance". Garab dear, walaahi inta aan "Bugle" cayaaray masheegi karo, waraa hadda waxaan gaaray heer aan socan waayo, Waraa hadii la sue gareykaro waa sue garey la'haa (Buglaha) ................. I'm sure dad badan oo soo maray romansiga "Makiinadda Cajiinka" iyo "Tabal Caareysiga" dirac iyo kabaha markii Shukaansi la'aadaayo. Allow, yaa idin weydiiya kulligiin waad soo wada marteen arintaa balse ma jiro Qof qiranaayo, oo kulligiin waxaad wada dhalateen 1982. Markii horre Gabdhaha kaliya baa sheegan jiray in ay yaryihiin balse, hadda waxaaba arkeesaa wiilasha badankood. Anywayzzzzzzz Qeyr weeye dhalinyaro................... Garab Tuujiye "Bugle" kulahaa waraa adiga waxaaba isoo xusuusisay markii aan "Dacas" la'aanta banooniga cayaarijiray............hahahahah YEs dear Jalaqsan, aniga iyo adiga wax badan baan miss out gareynay marka waxaa sue gareyneynaa dadkii dagaalka ka dhaliyay Soomaaliya (KAFTAN) (no need to attact anyone here)...........Anwayz dear I'm sure many of us are missing out a lot. Waraada what I missed a lot is.... "Dabagaabkii Garankii, ama (Sasamaanikodii), iyo banoonigii" hadda Hoowl gab aa ahay when it comes to Banooni ciyaarid, high schoolka aan roonaa oo waan cayaari jiray balse hadda waqtiba majiro......... ESL ka aaba Dagaal lagula jiraa, kaas aaba dhibkuugu filan hahahah....... Go figure................ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 18, 2004 haye haye,,,, gadaal gadaalaa loo noqonaa sow maaha,,, dabagaabkii iyo ..... Iga dhaaf waanba jiriricoodaye,,,,,imisaan inta aan gabar yar hadal ku dhahay Oyday ,,,, oon ka cararay intaan la igu soo bixin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted November 18, 2004 Tuujiye, and feminist too.. how attractive? Quote Share this post Link to post Share on other sites