Liibaan Posted July 8, 2006 Wafdigan oo kakoobnaa sadex domarah oo ajaaniba iyo 3 wiil oo ah qurbajoogta wadanka mararkayka gaar ahaan Manasota iyo madaxda Jaamacada PSU. Waftigan oo markii hore soo maray jaamacada nugaal ayaa waxay indha indheen ku soo wada mareen xafiiska, labreriga iyo fasalada ay ka koobantahay jaamacada nugaal iyagoo aad u gu farxay boogaag farabadan oo taalay jaamacad oo keenay Prof Hayd. Kadib waxay aadeen xafiiska ururka Dallad hanaqaad oo ay halkaa kula kulmeen qaarka midah masuuliyeenta Dallada. Wafdigan oo horay ugu kacay meeshee loo quundeeyay jaamacad Nugaal ee oo dhagaxdhigay Madaxwaynihee hore oo Puntlan Maxamed Cabdi Xaashi halkaas oo ay add ula yaabeen dhulka weyn ee jaamacada dhismaheeda loogu talagalay. Ugu danbeentee waxay yimaadeen waftigu xafiiska hayada Wadaniga ah ee SVO steadfast Voluntary organization oo ay halkaa kula kulmeen goduumiyaha haayada SVO iyo shaqaalaha haayada Goduumiyaha hayada SVO ENG: siciid awcabdi ayaa wax u ga waramay hayada SVO waxkabadkeeda tan iyo 1991 isagoo tusay sawiru ku saabsan waxkabadka hayada SVO. Goduumiyaha Hayada SVO ayaa wax oo ka sheegay shir lagu qabtay markay soo dhameesteen booqashadee wafdigu in oo wafdigan kayimi wadanka maraykanka oo guduunsiinayo Faras oo ugutalagalay. Cabdimalik maxamed askar oo isagu waftigan kamid ahaa ayaa oo kamidah SSC ayaa isuguna sheegay in 25 arday oo dhigata Nugal Universal ay school sheep lacagta kabixndoodaan iyaguu dhiganaya Jamacad Nugaal. Garaad jaamac ayaa isaguna kahadlay shirkii loo qabtay waftigan oo sheegay inay ku faraxsanyiheen imaanshaha waftigan garaadka oo shegay inay gudbiyaan inuu gobalku yahy amaan. Garaad jaamac garaad cali ayaa waxa oo ku gu duunsiiyay wafdigee toolada gudqaboobe Laba faras oo ay kala Bixiyeen hayada wadanigaah ee SVO iyo Jamacada nugaal Deborah oo iaya ah Prof kadhiga IHCC ee manasota ayaa iyadu ku faraxday faraska ay oo gudunseeyay garadku oo iyadu bixisay Hayada SVO Magacyada waftigee kayimi manasota 1. Lena jones 2. Deborah johsm 3. jannie kratzer 4. cabdimalik maxamed askar 5. abdikarishid ali Cabdikariin Siciid awcabdi oo soo qaaday sawiradan. Quote Share this post Link to post Share on other sites