Jacaylbaro Posted August 14, 2007 Jamacad Cusub oo laga furi doono magaalada Boorama ee gobolka Awdal Dr. Abdilahi Xaashi Abiib ayaa shaaca ka qaaday inay dhawaan ka furayaan gobolka Awdal gaar ahaan xarunta magaalada Boorama, jaamacad cusub oo magaceeda la yidhaahdo EELO AMERICAN UNIVERSITY wuxuuna ku sifeeyey in ay jaamacadani tahay mid Maraykan ah, balse dalka Somaliland gaar ahaan gobolkan Awdal ay ka shaqayn doonto kana hawl gali doonto, iyada oo lagu baran doono jaamacadaasi kuliyado la xidhiidha dhinaca waxbarashada aqoonta Computerka iyo Technology (Computer Science and Technology). Waxana kale oo uu intaasi raaciyay Dr. Abiib in marka ay mudo soco sida u qorshaysan lagu kordhin doono aqoonta ay bixinayso jaamacadaasi EELO AMERICAN UNIVERSITY, Engineering, Basic Sciences, Management Sciences, Veterinary and Allied Sciences, Applied Health Sciences, Social Sciences, Law and Human Rights and Continuous and Adult Education. shahaadooyinka ay bixinayso jaamacadana waxay heerarkoodu noqon doonaan Certificate, Diploma iyo Degree Program(BS). Waxa kale oo ay yeelan doontaa xarunta research lagu sameeyo oo Professorda adduunka lagu casumi doon iney research ku sameysataan sida – Peace and Conflict Center , HIV/AIDS, Malaria and TB Center, Environment and Natural Resources Center , and Culture and Heritage Center . Waxaana aqoonsiga shahaadooyinkaasi jaamacadu ay siinayso cida dhamaystirta waxbarashada EELO AMERICAN UNIVERSITY caalamka oo dhan laga ictiraafi doono gaar ahaan dalka Maraykanka. Dr. Abdilahi Xaashi Abiib oo kasii hadlayay dadka casharada ka bixinaya ee macalimiinta ka noqonaya EELO AMERICAN UNIVERSITY wuxa uu cadeeyey inay ahaan doonaan kuwa haysta ugu yaraan Masters Degree, halka ugu sarayna ay haystaan PHD una badan dad ajaanib ah, wuxuna tilmaamay in qaabka wax dhigistuna ay noqon doonaan kuwo maqal, muuqaal (Practical and Theory) ah. iyadoo waliba laga helayo agabkeedii waxbarasho. Mar uu Dr. Abiib ka hadlayay dhinaca buugaagta jaamacada waxa uu sheegay in xarunta jaamacada uu diyaar kuugu yahay Library (Laybareeri) aad ka heli doonto aqoon kala duwan, laguuna ogolyahay in waqtiyada aad firaaqada leedahay aad wax ku barato, isagoo sii hadlayana wuxuu yidhi waxay yeelan doontaa Computer Lab aad ku diyaarsato Programyada iyo casharada loo soo direy maalin kasta iyo English Lab aad ku barato luqada Englishka. Mar uu ka hadlayay luqadaha lagu baranayo jaamacada wuxuu sheegay in lagu baran doono Luqada Englishka, cid kasta oo danaynaysa inay gasho jaamacadaasina wuxuu carabka ku dhuftay in laga doonayo inay buuxiyaan shuruudaha laga looga baahan yahay oo ah. -Inuu dhamaystay waxbarashada heerka dugsiga sare. -Ama leeyahay mid waayo aragnimo oo u dhiganta. Waxaanu intaasi sii raaciyay in qofkasta oo danaynaya inuu wax ka barto jaamacadan EELO AMERICAN UNIVERSITY laga qaadi doonaa imtixaan lagu ogaanayo heerka luqadiisa Englishku gaadhsiisantahay. Ardey kasta waxaa laga rabaa inuu keeno imtixaanka TOEFL (Imtixaanka mareykan lagu qaado) ugu yaraan 550 iyo inuu galo imtixaanka SAT (Imtixaan laga qaado ardey kasta oo gala Jaamacaddaha Mareykan). Dr. Abiib isaga oo ka hadlayay qiimaha iyo xiliga ay is diiwaangalinta jaamacad ay bilaaban doonto waxa uu yidhi "waxaanu ku wargalinayaa cid kasta oo rabta inay wax ka barato jaamacadaasi inuu qiimaheedu noqon doono mid la mid ah kuwa jaamacadaha Jamhuuriyada Somaliland. Jaamacadu waxay diiwaan galinta ardeyda rabta iney ku soo biirto sanadkan bilaabi doontaa 10/09/07. Cidii u baahan inay warbixin dheeraad ah ka ogaato jaamacadan waxay nagala soo xidhiidhi kartaa bogayaga internetka, http://www.eeloau.org, ama telephonada Telesom:4456011 Telecom:5380210" Click Here To See The University Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 14, 2007 On behalf of its founder, it is a great pleasure and honor to announce the opening of the first American University (Eelo American University) in Borama, Awdal on December 15, 2007 with pre-Undergraduate preparatory program, followed by first year of Undergraduate program. Eelo American University is founded by Eelo Foundation USA, on the principle that there are fundamental and lasting benefits that result from higher education, scientific and technical research, application of research results and community participation. Eelo American University will contribute to the historical and cultural vocation of ALL communities it is serving. Eelo American University is designed to be the first “Environmentally Green” University, original in its organizational, physical and educational approach. Eelo American University will train graduates with high academic and experiential qualifications, to pursue knowledge and to expand cultural wealth. Graduates will be cognizant of social obligation, the need for human solidarity and tolerance. Eelo American University will contribute to ALL regional communities’ education, cultural and economic objectives while improving opportunities for international community to contribute to development and to securing peace and stability and therefore to reducing poverty in the region. At maturity, it will implement research programs in major areas of national and international interest. Eelo American University will prepare students at the bachelor's and master's degree levels. Each graduate with a master’s degree will be academically qualified to enter a doctor of philosophy, or equivalent program, in an accredited University of the international community. It will be registered in the United States of America and will therefore be modeled in its administrative, pedagogical and academic organization, on the Land Grant University System of the United States of America. English will be the language of instruction. However, special attention will be given to teaching a culturally supportive curriculum. Participation of women as students and/or as members of the faculties in the University will be emphasized. It will support and maintain fundamental rights to free speech and provide an environment in which students and faculty can achieve the highest level of intellectual integrity. Eelo American University will initially conduct certificate, diploma and three years degree programs at bachelor level in the following areas of teaching - Computer Sciences, Engineering, Basic Sciences, Management Sciences, Veterinary and Allied Sciences, Applied Health Sciences, Social Sciences, Law and Human Rights and Continuous and Adult Education. It will bring scholars all over the world to conduct their research at different centers – Peace and Conflict Center, HIV/AIDS, Malaria and TB Center, Environment and Natural Resources Center, and Culture and Heritage Center. The minimum admissions requirements for applicants to First Year Bachelor Degree are: – High/Secondary School Certificate or equivalent. Applicants from overseas must send official documents of their high/secondary education indicating subjects taken and grades obtained. Notarized English translations are necessary if the documents are not in English. Photocopies are not accepted. Applicants whose native language is not English must take the following English Proficiency Tests: Test of English as a Foreign Language (T.O.E.F.L.) with minimum required T.O.E.F.L. score of 550. All Students are required to take Scholastic Aptitude Test (SAT) with reasonable score. Eelo American University will get ALL it’s funding from different sources such as, student tuition fees and donations from the US Government, US Private Companies, US Non-Profit Organizations, and the US People. Student tuition fees are 150 USD per semester. We will periodically publish at the University’s Website “Yearly Financial Statement” of the University to show our donors how the funds were spent. Transparency and accountability are the corner stone of this institution. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted August 14, 2007 Thats good news, but when will they think about jobs for all those graduates? How many youngsters with high school and unicversity degrees are walking around? Its not only education people unemployment will destroy the little knowledge thats built up and those youngsters might end up in marfashes. How many graduates with university degrees from india, pakistan and malaysia are unemployed? and what do those guys usually do instead of working in Somalia way soo tahriibaan. So Jobs is whats needed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 14, 2007 ^^True. A good development none the less. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 14, 2007 as the country is developing ,,,, it is a great achivement to have such graduates. Indeed jobs should be increased. Quote Share this post Link to post Share on other sites