oba hiloowlow Posted August 8, 2012 MMA naga dhaaf yaaqee, sawiradaan markaa aragtid waa xanaaqaysa, sey uu nuuraayan umadda iyo quruxda dalka dib maloo arki doono, dadkiinaan nasiib aa leedahiin oo wagaas sii fiican uu experience gareeyay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted August 8, 2012 OK Yaaka taqaanaa dadkaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted August 8, 2012 How about this one ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 9, 2012 I see Maxamed Caraale AUN, Abdulkadir Jubba,Cabdalla Nuuradiin Allah Yarxmaha, Hassan Aden Samatar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Narniah Posted August 9, 2012 MMA those pictures are breathtakingly beautiful, thanks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted August 9, 2012 I see feynuus sh dahir and of course the beautiful khadiyo qalanjo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted August 9, 2012 Oooooh, Cabdiqaadir Juba iyo Xasan Aadan Samatar were so young. Tollow ma waxay daawanayeen ciyaarihii goboladda? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 9, 2012 Meeshaan ayee legends ka wada muuqdaan. Dumarka waxaa ka muuqdo: Faadumo Qaasin, Khadiijo Foodeey, Daleys, Caasho Cabdoow, Shamso Cabdullaahi, Nakruuma... Ragga: Cumar Dhuulle (Eebbe ha u raxmadee), Maxamed Saleebaan Tubeec, Axmed Cali Cigaal, Faarax Siidoow Faarax, Bacalwaan, Kuluc... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted August 9, 2012 ^ What a picture that is MMA. The only I recognise is Faadum Qaasin allaha unaxariistee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khadafi Posted August 9, 2012 I remember growing up in Xamarwayne... Waking up in the morning and heading off to dugsi, and then going to Xamar jabjab for some shukaansi.... xamar caddey aan soo xasuustaaye mugdiga MUUgdishada yaa xadda ka warhaayo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted August 9, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;855454 wrote: Intii aanu Internet-ku soo bixin tabeelayaashaan iyo Wargeyska xidigta Oktobar ayuu Mr. Amiin Caamir ku soo bandhigi jiray farshaxankiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 1, 2012 Showqi, Amiin Caamir farshaxankiisa waxaa aad u jeclaaday 91 iyo 92. Waagaas waxaa lagu soo daabici jiray farshaxankiisa wargeys la dhihi jiray Shabeelle Press. Maadaama meesha la joogay ahayd Xamar oo jabhad maamuleysay, wuxuu aad u dacaayadeen jiray Siyaad Barre oo Kismaayo iyo meelahaas ku sugnaa, Moorgan iyo C/raxmaan Jaamac Barre (C/raxmaan Buluqbuluq ugu wici jiray). Caydiid iyo Cali Mahdi iskuma taaban jirin laakiin maryooleeyda soo gishay magaalada ayuu eber ka dhigi jiray. Nonetheless, I remember asking qofkii suuqa Bakaaraha u socdo in uu ii soo gado wargeyskaas. Here few samples of his from '91 iyo '92: Intuu dhexbartamaha jidka dhistay wali sii hadlaayaa. He didn't dare to caricature him while living in Xamar in 1991. Nor him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 1, 2012 One can see how beautiful even the windows looked then. Compare that to what is being built nowadays in Xamar: Ugly blue-coloured glass windows. And those are the best ones. Zero architectural merit, indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 2, 2012 Jasiira, sideedamaadkii Xamar Hoteel Taleex - Juun, 1990. Heesaayaasha muuqdo: Sahra Axmed, Tubeec, Maandeeq, Shankaroon Axmed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted September 5, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;863096 wrote: Showqi, Amiin Caamir farshaxankiisa waxaa aad u jeclaaday 91 iyo 92. Waagaas waxaa lagu soo daabici jiray farshaxankiisa wargeys la dhihi jiray Shabeelle Press . Maadaama meesha la joogay ahayd Xamar oo jabhad maamuleysay, wuxuu aad u dacaayadeen jiray Siyaad Barre oo Kismaayo iyo meelahaas ku sugnaa, Moorgan iyo C/raxmaan Jaamac Barre (C/raxmaan Buluqbuluq ugu wici jiray). Caydiid iyo Cali Mahdi iskuma taaban jirin laakiin maryooleeyda soo gishay magaalada ayuu eber ka dhigi jiray. Nonetheless, I remember asking qofkii suuqa Bakaaraha u socdo in uu ii soo gado wargeyskaas. Here few samples of his from '91 iyo '92: Intuu dhexbartamaha jidka dhistay wali sii hadlaayaa. He didn't dare to caricature him while living in Xamar in 1991. Nor him. MMA, thanks for the post. I see you kept those newspapers. Dont lose them sxb that is real humor:D Quote Share this post Link to post Share on other sites