Somalina Posted October 15, 2010 bishii kacaanka ayaan ku jirnaa lol. Maxaa ka rabtaa magaaladeena adeeroow oo aad marwalba u soo af qaadaa? Ina Bakhti ayaa ka shaqeynaaya haddii aad fara naga qaadi weyso. :mad: Weli waan ku qoslaa mar mar sheekadiisa oo ku saabsanayd "kawaanka" Kismaayo. lmao! dude got jokes! Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted October 15, 2010 A recent research study conducted by the Univerisity Of Kismaayo Cadeey discovered that I'm the most bullied individual on SOL, from the rookies to the qawaarada gowsaha dhacsaday had a go at me for no apparent reason marka waan ku arkaa sidii A&T baad Soomaalinimadana dhowaan iga saari doontaa marba hadaad leedahay magacii Caasimada Waddankeyga masoo hadal qaadi karo. Tuujiye waa fulay...markaan maqanahay ayuu wuxuu doono isaga hadlaa laakiin markaan joogo lama arko like NOW...typical reer Xamar...waxaan maqli jiray meel uu Libaax soo galay sagaaro waa ka qaxdaa. :cool: Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 16, 2010 ^Ninkii layiri "Faruuroow maxaa Berbera kugeeyay" xow ku jawaabay? Torobo fayuul adi, hence the bullying, ku goobashada, iyo Soomaalinimadana laga saaro! Typical reer Kismaayood, ilbaxnimadiinaa marshabiyeediga idinka tuurto or lack of it! :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 16, 2010 Nooh nooh! KK! intaas jar jar lee miyaa? jecliyaa XL jabkiisa! sagaaro ku lahaa, mayee bakeyle dheh, aragaane n bring ciyaal waamo-da kale next time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 18, 2010 Waa masaajidka C/casiis meeshee agsocdaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 18, 2010 Ninac, xaafadaan sheeg car. Ar maxaa ku dhex wareegay xaafadaan, hal irid laga galo lahayd. Habaryartey deganayd gees, geeska kalena gabar ilmahabreed nahnay deganayd. Waa Dhulbaraha, u dhow Jamaame. Tarbuunka. Faaraxyaasha oo hoggaamineyso a xaliimo. Waa Gurmadka saa filaayo. Ar adduun maxaa lasoo maray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 18, 2010 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Ninac, xaafadaan sheeg car. Ar maxaa ku dhex wareegay xaafadaan, hal irid laga galo lahayd. Habaryartey deganayd gees, geeska kalena gabar ilmahabreed nahnay deganayd. Let me take a shot, hmm...guryaha bangiga? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 18, 2010 Maya, ku noqo. Xaafadaan caan waaye. Guryo dowladna wey ahaayeen sida Bangaariyada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 18, 2010 I got nothing! magacyo badan ayaa ii gooyey, xabadii iyo madfacii ay memorieskii fiicna ka tuurtey khasnadii long term memories-ka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 18, 2010 ^Caymiskaan u maleynaa, sax? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 18, 2010 Jidkaana ma taqaanaa, wax sheega waa la waayey so far? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 18, 2010 MMA, that's African Village! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 18, 2010 Nina, if I throw a wild guess I would say it's in Shingaani, jidka School Yusuf -Alkowneyn to Safaarada Chinaha. Adi maa sheegtid haddii aa taqaanid? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted October 18, 2010 Originally posted by Kool_Kat: ^Ninkii layiri "Faruuroow maxaa Berbera kugeeyay" xow ku jawaabay? Torobo fa y uul adi, hence the bullying, ku goobashada, iyo Soomaalinimadana laga saaro! Typical reer Kismaayood, ilbaxnimadiinaa marshabiyeediga idinka tuurto or lack of it! :mad: Reer waamaha iska silcay, odayga maxaa loo difaaci waaye markey ku goobanaayeen? Typical. MMA, is that Xamar Bile? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 18, 2010 Originally posted by Gheelle.T: Nina, if I throw a wild guess I would say it's in Shingaani, jidka School Yusuf -Alkowneyn to Safaarada Chinaha. Adi maa sheegtid haddii aa taqaanid? I'm suprised no one knew this? Sawirka qofkii qaadey gadaashiisa waa Al Curuba, marka isgoyskaas waa shineemo Xamar iyo Bankiga ganacsiga, i think after the traffic light waxaa ku yaala Arbaca Rukun masjid oo kaa qabanaayo bidixda. Quote Share this post Link to post Share on other sites