Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawiro: Xildhibaanada kasoo jeedo Koonfur Galbeed oo Jawaari ka codsaday inuu is casilo (Akhriso tirada)

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaanada kasoo jeedo deeganada Koonfur Galbeedo oo Maanta Hotel ku yaal Magaalada Muqdisho isugu yimid ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ka codsaday inuu si deg deg ah isku casilo.

Kulankaan oo ay kasoo qeyb galeen ilaa 30 Xildhibaan oo laga soo doortay Koonfur Galbeed ayaa Jawaari usoo jeediyey inuu is casilo.

Xildhibaanadaan oo ka hadlayey arrinta ku aadan inuu Kheyre ka dambeeyo mooshinkaan ayaa sheegay inuusan dabada ka riixeen Kheyre balse ay Xildhibaanada garteen inay Mooshin ka keenaan Jawaari kadib markii uu ku xad gudbay Dastuurka sida ay sheegeen.

Haddaba halkaan hoose ka daawo Sawirada

3-68.jpg?resize=696%2C389&ssl=1 4-58.jpg?resize=696%2C392&ssl=1 2-76.jpg?resize=696%2C389&ssl=1 1-80.jpg?resize=696%2C392&ssl=1

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

I see Aaden Madoobe iyo xulafadiisa want him to be back as a guddoomiye baarlamaan. Maba shiixayaan. Ra'iisul wasaare Kheyre wax badso wax beel amee ku dhacdaa. Mid pro-Shariif Xasan, pro-Xabashi, pro-Imaaraad ah hadduu kursigaas ku fadhiisto instead of Jawaari wuu ka shaleyn doonaa.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this