Deeq A. Posted March 19, 2018 Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaanada kasoo jeedo deeganada Koonfur Galbeedo oo Maanta Hotel ku yaal Magaalada Muqdisho isugu yimid ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ka codsaday inuu si deg deg ah isku casilo. Kulankaan oo ay kasoo qeyb galeen ilaa 30 Xildhibaan oo laga soo doortay Koonfur Galbeed ayaa Jawaari usoo jeediyey inuu is casilo. Xildhibaanadaan oo ka hadlayey arrinta ku aadan inuu Kheyre ka dambeeyo mooshinkaan ayaa sheegay inuusan dabada ka riixeen Kheyre balse ay Xildhibaanada garteen inay Mooshin ka keenaan Jawaari kadib markii uu ku xad gudbay Dastuurka sida ay sheegeen. Haddaba halkaan hoose ka daawo Sawirada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 19, 2018 I see Aaden Madoobe iyo xulafadiisa want him to be back as a guddoomiye baarlamaan. Maba shiixayaan. Ra'iisul wasaare Kheyre wax badso wax beel amee ku dhacdaa. Mid pro-Shariif Xasan, pro-Xabashi, pro-Imaaraad ah hadduu kursigaas ku fadhiisto instead of Jawaari wuu ka shaleyn doonaa. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites