Sign in to follow this  
Deeq A.

(DHEGAYSO) Mudahaaraad loogasoo horjeedo maamulka Hargeysa oo ka socda Tukaraq.

Recommended Posts

Deeq A.   

Mudahaarad xoogan oo loogasoo horjeedo maamulka Hargeysa ayaa ka socda degmada Tukaraq ee gobolka Sool, iyadoo ay ka qeyb galayaasha boqolaal shacab ah oo caraysan.

Mudaharaadkaan ayaa loogasoo horjeedaa loogana jawaabayay hadalo nacayb ah oo kasoo yeeray magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Berbera, kuwaas oo loogu gafay beesha Daarood iyo madaxweynayaashii Soomaaliyeed.

Waxaa mudahaaradkaan uu bilowday saakay waaberigii, iyagoo shacabka ku dhawaaqayay hal ku dhigyo ka dhan ah maamulka SNM.

Warsidaha Puntlandi ayaa wareystay goob jooge ku sugan Tukaraq.

Halkaan ka dhegayso codka.

      Cige - My Recording

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this