Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo magacaabay guddiga uqareemida dhismaha garoonka kubada cagta Garowe.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Maxamed Faraxweyne ayaa maanta magacaabay guddiga uqareemida dhismaha garoonka kubada cagta Garowe, kadib kulan maanta ka dhacay xafiiska maamulka gobolka.

Guddigaan ka kooban 20 xubnood ayaa isugu jira qeybaha kala duwan ee bulshada, sida ganacsatada, ururada maxaliga ah, bahda ciyaaraha, haweenka iyo warbaahinta.

Guddigaan waxay ka shaqayndoonan sidii garoonka kubada Garowe ee Mire-awaare looga dhigi lahaa garoon casri ah oo leh Cawyska cagaaran.

Guddigaan guddi ka horeeyay oo ay magacowday wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa fashilmay oo shaqayn waayay.

29388688_756491251209674_404904821822576

Puntlandi.com

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this