Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- Doon ku gubaynaysa meel ku dhow dekeda Bosaso.

Recommended Posts

Deeq A.   

Dooni ayaa ku gubanaysa meel aan ka fogayn dekeda magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, sida uu kusoo waramayo weriyaha Puntlandi ee gobolka Bari.

Doontaan oo uraran ganacsato reer Puntland ayaa waxaa ku raran badeecado kala duwan, waxayna doonaysay inay kusoo xirato dekeda Bosaso.

Illaa iyo hadda ma jirto wax gurmad ah oo loo sameeyay, inkastoo ay socdaan dadaalo loogu gurmanayo sidii loo badbaadin lahaa hantida Doonta saaraan.

Lama garanayo waxa sababay gubashada Doonida.

Wixii faahfaahin ah oo soo kordha kala socda Puntlandi.29342569_849777991849029_627486969799118

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this