Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Ku dhawaad 500 Oo Qoys Oo Xoolo dhaqato ah Oo ku sugan Gobolka Nugaal Oo Baaq udiray Dowladda Puntland iyo Hay,adaha Caalamiga ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar kamid ah dadkii xoolo dhaqatada ahaa oo  Xoolihii ay dhaqan jireena  ay Abaartu ka idlaysay, kuna sugan  Tuulooyin hoos yimaada  Gobolka Nugaal  ayaa ka cabanaya Xaalad nolol xumo oo soo wajahday .

Dadkan ayaa sheegay in raashinkii ay siin jireen Hay,adaha  gargaarka  ay ka  joojiyeen ,maadaama xoolihii ay iibsan jireen aysan lahayn wax laga cuno ama laga iibsado .

Qoysaskan ayaa  qiyaastii waxaa la sheegay in ay gaarayaan ilaa iyo 400 oo qoys oo Xoolo dhaqato ah.

Dowladda Puntland iyo Hay,adaha caalamiga ah  ayaya ugu baaqeen in ay gar gaar deg deg ah ay la soo gaaraan dadkan oo isgujiray Haween ,Caruur, iyo dad da,ah.

Halkan ka dhgayso.

      Xoolo dhaqatada Nugaal

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this