Sign in to follow this  
RedSea

Important: Oslo nomads, a must event for you to go..

Recommended Posts

RedSea   

To all the nomads living in Oslo,Maxamed Xaashi Dhamac(Professor and a Poet) will be coming to visit your area.It's the chance of a lifetime to see walking Somali legend of the literature.

 

gaariye2.jpg

 

Waxaa dadka af-Soomaliga ku hadla ee xiiseeya dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed loogu bushaaraynayaa xafladd dhaqameed la dihigi doono maalinta sabtida ah, bisha december labadeeda (2nd December). Kulanka waxa ka hadlidoonoa aqoonyahanka caanka ah, waa Maxmed Xaashi Dhamac (Gaariye). Gaarriye waa aqoonyahan aad ugu xeel dheer dhaqanka iyo suugaanta Soomaliyeed, oo daraasad cilmi (Analytical Research) oo dheer ku sameeyey asalka, dhismaha iyo tusmada maansada Soomaaliyeed. 1976-kii wuxxuu Gaarriye soo saaray oo daabacay (published) qawaaniinta maansada Soomaaliyeed (Grammatical and structural rules), taas oo u bixiyey miisaanka maansada. Miisanka maansado waxay noqotay arrin aad loo xigtay oo maanta Jaamacado Caalimi ahi ay ku saleeyaan baadhistooda ku saabsan maansada Somaliyeed (Somali Poetry Research).

 

Waxaa kaloo xafaladda ka soo qaybgelidoona fanaaniinta Somaliyeed ee Oslo deggan.

 

Xafladda waxaa lagu qabanayaa:

 

Meesha: Hersleb Skole, Herslebs gate 20b

 

Waqtiga: 2-da desember,

 

saacadda: 14.00 amma labada duhurnimo

 

Xafladdda waxa lagu soo gelayaa: 150 krone

 

Ahmed H Nur, Oslo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this