Sign in to follow this  
Deeq A.

Beldaaje Maxamed Beldaaje Ismaaciil Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Boosaso.

Recommended Posts

Deeq A.   

Soo Dhawayntan Oo Ahayd Mid Si Wayn Loga Daremayay Magalada Bosaso Ee Gobalka Bari Waxana Ka Wada Qayb Qadanayay Siyaasiyiinta Odayaasha Dhaqanka Waxgaradka Haweenka Dhalinyarada Culima’udiinka Aqoonyahanada Barayaasha Jamacadaha Iyo Schoolada Maamulka Gobalka Bari Kan Degamada Bosaso Wasiiro Ka Tirsan Puntland Iyo Ardayda Wax Ka Barta Bosaso.

Beldaaje Maxamed Beldaaje Ismaaciil Beeldaje Cabdilahi Markii Uu Ka Soo Degay Madaarka Diyarahada Bosaso Waxa Uu Mid Mid U Gacan Qaday Bulshadi Soo Dhawayneysay Qaybaheda Kala Duwan Iyagona Ugu
Hambalyeeyay Ka Mid Noqoshaqa Isimada Dhaqanka Gobalka Bari.

Beldaaje Maxamed Beldaaje Ismaaciil Ayaa Dhawaan Loo Calemasaraya Booski Abihii Eebe Ha U Naxariiste Isagona Dalka Dibadisa Waxbarasho Ugu Maqnaa Sido Kalena Ah Isin Da’yar Dadkuna Ku Tilmaamen Qof Si Cadalada Garta u Goya Aqoona Ku Hogaminkaraya Bulshada Somaliyeed.

Haween Iyo Dhalinyarado Ku Labisnaa Dharka Hidaha Iyo Dhaqanka Iyo Calamada Somaliya Iyo Puntland Ayaa Ciyaaro Dhaqameydka Ay Caanka Ku Tahay Somaliya Soo Bandhigay.

Gudomiyaha Gobalka Bari Ee Puntland Yuusuf Maxamed Waceys Dhado Ayaa Beldaaje Maxamed Beldaaje Ismaciil Kula Dardarmay In Shacabka Uu Wax U Qabto.

Caaqil Mursal Maxamuud Cabdi & Nabadoon Cabdiqadir Axmed Ibraahim Xaraga Iyo Wakiilka Boqorka Cabdicasiis Boqor Muuse Waxay Si Wada Jira U Soo Dhaweyeen Beldaaje Maxamed Beldaaje Ismaciil.

Beldaaje Maxamed Beldaaje Ismaciil Beeldaaje Cabdilahi Ayaa Bulshada Bosaso Uga Mahadceliyay Soo Dhawaynta Ay U Sameyeen.

Beldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaciil Waxa Uu Ka Mid Noqon Doona Dhawaan Isimada Gobalka Bari Waxana Lagu La Dardarmay In Beeshisa Kaliya Uusan La Shaqenin Blase Uu Noqdo Mid Bulshada Somaliyeed Wax U Qabta.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA :

IMG_7117.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7124.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7138.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7173.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7185.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7197.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7201.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7204.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7221.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7228.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7234.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7246.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7247.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7251.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7264.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7271.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7285.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7291.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7293.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7307.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7317.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7321.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7324.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7325.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7334.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7347.jpg?resize=1000%2C666

IMG_7369.jpg?resize=1000%2C666

The post Beldaaje Maxamed Beldaaje Ismaaciil Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Boosaso. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this