Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Jawaari oo aqbalay mooshinka in cod loo qaado.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha barlamaanka federalka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa maanta ogolaaday in cod loo qaado mooshinka lagasoo gudbiyay.

Wuxuu sheegay Jawaari inuu cod ku yimid, codna ku baxayo, waxaa uu beeniyay warar baraha bulshada qabsaday oo sheegayay inuu is casilayo.

Sidoo kale waxaa uu dalbaday in muddo 10 cisho gudahood mooshinka cod loogu qaado, isla markaana meel munaasib ah lagu qabto, waxaa uu mar kale ku celiyay in xarunta golaha shacabka ay ciidamo heystaan.

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this