Jacaylbaro Posted November 29, 2010 Originally posted by Qodax_iyo_Qarax: From the Italians. Thats how the Italians called the South till 1960. La Somalia Italiana No ,,, It is the Chinese who named it "索馬里" which means Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 29, 2010 Qarniyo ka hor wuxuu yiri : Somaliya waa sabbadkaan degiyo Bartay Sogsogtu ku dhamaato,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted November 30, 2010 I think the mods are giving Qodax enough qodax to encapacitate himself. Just be patient. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 30, 2010 Yaab badanaa!! Somalia magaceeda hanoo danbeesee, calankaan aa wadatid maxaa waaye cabdoo? kii somaliland aan u qabay laakiin quraankii ayaa laga marjiye...kan gaaleedka miyaa? see wax u jiraan? Somalistan marka ladhahaayo ma cilmi baa ka danbeeyo? dhoore la hoos dhabay oona kor laga goday.. Canadastan maa canada la dhaho? ama CubaSTAN maa la dhaho Cuba? reer baadiye yahoo salxanyaha cirfiidka leh... Soo Maal geelka ayee maqleen dad waa hore safar ku ahaa dhulkaas.. The name Somalia was before the Italians qaanfuur yahoo daamanka dameerka leh.... Che, ninkaan nabar uu kaa qabtay miyaa Al-Shabaab yahoo! wiligee ma arkin wax aad qortay oo uu adminka ku kor hindhisay looooool Miino lee ha isku soo xirin oo SOL hanugu qarxin saaxiiboo waa ku tuugeynaa.. Maskiimiin hada mooleesi bilowday ayaan nahee... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted November 30, 2010 Originally posted by Peace Action: I think the mods are giving Qodax enough qodax to encapacitate himself. Just be patient. Someone is doing his best without any succes. Quote Share this post Link to post Share on other sites