Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Jawaari Oo dalbaday in uu Gudoomiyaha iscasilo Ama uu udiyaar Garoobo in Cod looqado

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo qaar kamid aha Golaha wasiirada  oo maanta ku shiray Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqaya Jawaari in uu xilka iska casilo .

Xildhibaanadan ayaa waxaa kamid ahayd Xildhibaanad  Qadiijo Maxamed Diiriye oo ah  Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee  Xukuumadda Soomaaliya.

 

Waxa ay sheegtay in hadii Mooshinka laga keenay Jawaari uu gaari waayo 184 Xildhibaan uu  jawaari yahay Gudoomiyaha Aqalka hoose, laakiin hadii tirada Moshinka keentay  ay 184 Xildhibaand gaaraan ama ay ka bataan waxa ay sheegtay in ay cadahay in Jawaari lariday Mudo, 15 cisho gudahoodna ay ku soo dooran doonaan Gudoon Cusub.

Halkan ka  dhagayso.

      Wasiir-Khadiijo-Maxamed-diiriye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this