Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada AMISOM oo la wareegay Amaanka Xarunta Golaha Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamo katirsan kuwa midowga Afrika ee AMISOM ayaa Goordhow oo maanta ah la wareegay xarunta Golaha shacabka ee Muqdisho.

Ciidamadaan oo aad u farabadan islamarkaasina wata gaadiidka qafilan ayaa la wareegay guud ahaan xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho.

Ciidamadaan ayaa lagu arkayaa albaabada laga soo galo xarunta Golaha shacabka ee Muqdisho.

Ciidamadaan cusub ayaa ku biiraya ciidamo horay ugu sugnaa xaqr

 

Waxaa guud ahaan hakad ku jira shaqada Baarlamaanka Soomaaliya iyada uu baaqday kulan Baarlamaanka ay ku yeelan lahaayeen Xarunta Golaha Shacabka.

Arintaan ayaa ka dambeeysay kadib markii qilaaf siyaasadeed uu soo kala dhaxgalay Ra’isilwasaraha Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Baarlmaanka.

Wixii ku soo kordha dib kala soco Insha allah

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Ciidamada AMISOM oo la wareegay Amaanka Xarunta Golaha Shacabka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this