Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Dowladda Hoose Ee degmada Gaalkacyo Oo Eedeen u soo jeedisay Shirkada Qshinka ka qaada Magaalada Ee Caafi

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa Shirkada Nadaafada ee Caafi waxa ay ku eedeesay in ay ka soo bixi wayday shaqadii loo igmaday ee ahayd Nadaafada Magaalada Gaalkacyo.

Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo  Dalmar Axmed Cali ayaa Shirkadan ku eedeeyay in aysan ku shubin Qashinka goobihii loogu tala galaya .

Waxa uu sheegay in ay jirto maareen xumo dhanka Qashinka ah oo shirkada hayasata.

Halkan ka dhagayso Xoghayaha.

      xog hayaha

Dhinaca kale Mareeyaha Shirkadaasi Caafi ee Qashinka ka qaada Magaalada Gaalkacyo ayaa dhankiisa beeniyay eedeenta loo soo jeediyay .

Halkan ka dhagayso Maareeyaha shirkada Caafi .

      Maareeyaha Cafi

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this