Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:- Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ?

Recommended Posts

Deeq A.   

Shrkii Golaha Wasiirada ee Puntland oo uu maanta Shir Gudoominayay Madaxweynaha Puntland C/wali Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arimo dhowr ah oo ay kamid yihiin

1- Xaalada Amniga ee dalka.

2- Udiyaar garowga shirka wada- Madasha Xubnaha ka ah dowladda Fadaraalka soomaaliya.

3- Xalada Abaarta ee dalka .

Halkan ka Akhriso nuxurkii shirka .

W_Murtiyeed_March_14_000.jpg

IMG_3270.jpg IMG_3254.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this