gooni Posted March 17, 2018 Iyadoo shucuur beena lagu abuuray shacabkaas yaad indhahooda ka akhrin kartaa inay dad wanaagsan yihiin. Midka matalaya xisbiga snm u qaabilsan oohinta oo shaadhka la baxay kuna doodaya inuu soo halgamay oo xabadiini wali ku taal waa jilaa maahira waxaana laga yaabaa inuu dadka tusayo meel musmaar ka muday asagoo jiingad ku ciyaarayo beriguu yaraa. Afartan sano ka dib nin soo dagaalamay qiiradaas ulama yimaadeen dumar iyo caruur. Dadku wuxuusan fahamsanayn siiba dhalin yaradu dagaalkii snm goortuu dhamaaday? cidda dhamaysay iyo siduu u dhamaaday ? Ciidankii soomaaliya qaybtii 26aad waxay hargaysa iyo berbara isaga baxeen markii dawladdii xamar dhacday xabad qudha laguma ridin dariiqay toos u qaadeen hubkiina sidiisii bay ula tageen marka laga reebo diyaaradda gaboobday oo hargaysa dhex sudhan. Waxaan u malaynayaa inay ula jeedaan dadkay xoroyadda ka qaateen inay ahaayeen dadkii kasoo barakacay dagaalkii 77 iyo shaqaalihii dawladda, ganacsato meesha lagu xasuuqay,lafahoodiina cid garanaysa meelay ku jiraan aanay jirin. Waana sababta koowaad oo filimkaan u dhamaan la'yahay in kastoo jilayaashii soo kashifmayaan tartiib tartiib. Ilaa saylac, raas casayr ilaa xuduudka kenya lafo soomaaliyeed yaa daadsan wax isu haystaana ma jiraan (Cafallah camaa salaf). Su'aasha is waydiinta leh waxay tahay Maxay aboorka ugu haystaan lafaha? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted March 17, 2018 Horta bridge hawadda mara ma la dhisi karaa? Dadka qaar! Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 17, 2018 Haa abaayo waa la dhisi karaa haddii ingiriisku ogolaado. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted March 17, 2018 23 minutes ago, gooni said: Haa abaayo waa la dhisi karaa haddii ingiriisku ogolaado. Waad ka dhacsantahay su’aasha ee bal markale isku day inaad fahanto ujeedadeedda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Johnny B Posted March 17, 2018 " Quote Waad ka dhacsantahay su’aasha ee bal markale isku day inaad fahanto ujeedadeedda She is about to process him into her Somaliland saussage michine Quote Share this post Link to post Share on other sites