Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Imaaraadka oo Somaliland dal ku tilmaantay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha madaxtooyada,Sheikh Mansour bin Zayed Al Nahyan ayaa Arbacadii qasriga madaxtooyada ku qaabilay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Sheikh Mansour iyo madaxweyne Biixi ayaa ka wada-hadlay habkii loo xoojin lahaa xiriirka laba-geesoodka ah,si loogu adeego danaha labada dal iyo dadkooda.

Waxay sidoo kale dib-u-eegis ku sameeyeen mashaariicda dhaqaale, bani’aadanimo iyo horumarineed ee Imaaraadku ka fuliyo Somaliland ee looga faa’idaynayo shacabka Somaliland.

Halkaan ka akhriso Warbixinta ay qortay Wakaaladda Wararka WAM ee Imaaraadka Carabta.

PUNTLAND POST

The post Dowladda Imaaraadka oo Somaliland dal ku tilmaantay. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this