Sign in to follow this  
Deeq A.

Video:- Maxaa ka soo baxay kulankii Golaha Aqalka Sare Oo Maanta looga Dooday Heshiiskii Shirkada DP World

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada Golaha Aqalka sare ee Soomalaiya oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa  waxa ay ka doodeen ,waxa laga yeelayo Heshiisyadii lala galay Shirkada DP World

Kulanmka ayaa waxaa soo xaadiray manata ilaa iyo  41 Xildhibaan waxaana shir gudoominayay Gudoomiyaha Aqalka Sare mudane  Cabdi Xaashi  oo ay lajoogeen labadiisa kuxigeen .

Xildhibaanada qaar ayaa ku taliyay in loo yeero Wasiirka arimaha dibada ee Soomaaliya si wax looga waydiiyo waxa uu ka ogyahay Heshiisyadan  ay la galeen Maamulada dalka qaar  shirkada DP World.

Halkan ka daawo .

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this