Sign in to follow this  
Deeq A.

Duuliye Sare Maxamuud Cabdullaahi Barre Faytaan Oo Muqdisho ku Geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Allaha unaxariistee waxaa goor dhawayd Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Duuliye sare Maxamuud Cabdullaahi Barre Faytaan oo kamid ahaa Ciidamadii Cirka ee dowladdi dhexe ee dalka soomaaliya .

Maxamuud Cabdullaahi Barre Faytaan ayaa sanadkii 1954tii ka qaatay dowladii dhexe dlaka Soomaaliya laysinka duulimaadka diyaaradaha, wuxuuna ahaa Duuliyihii ugu horeeyay ee  Soomaali ah oo diyaarad hawada galiya.

Geerida marxuumka ayaa waxaa ka tacsiyeeyay Madaxda ugu Saraysa dalka Soomaaliya iyo dhamaan dadkii aqoonta durugsan ulahaa Taariikhdiisa .

 

Marxuumka ayaa la sheegay in uu maalmahanba ku xanuunsanaa Gudaha Magaada Muqdisho.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this