Deeq A. Posted March 14, 2018 Wafti uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Dastuurka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh jibriil ayaa gaarya maanta Magaalada Baydho ee xarunta gobolka . Ujeedada ay u tageen Magaalada Baydhabo Wafdigan ayaa lagu sheegay in ay tahay ka qaybgalka kulan looga tashanayo dib u ee gista Dastuurka qabyada ah ee dalka Soomaaliya , kulan kaas oo ay ka soo qaybgali doonaa qaybaha kala duwan ee Bulshada, Aqoon yahanada, Ururada Haweenka, iyo maamulka gobolka. Wasaarada Dastuurka Soomaaliya ayaa maalmahan waxa ay Gobolada ka waday kulamo wada tashi ah oo ay layeelanaysay Bulshada qay baheeda kala duwan, si looga tala galiyo meel marinta Dastuurka qabyada ah. Share this post Link to post Share on other sites