Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Xoosh iyo Wafdi uu Hogaaminayay Oo Baydhabo Gaaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafti  uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Dastuurka Soomaaliya  C/raxmaan Xoosh jibriil ayaa gaarya maanta Magaalada Baydho ee xarunta gobolka .

Ujeedada ay u tageen Magaalada Baydhabo Wafdigan ayaa lagu sheegay in ay tahay ka qaybgalka kulan looga tashanayo dib u ee gista Dastuurka qabyada ah ee dalka  Soomaaliya , kulan kaas oo ay ka soo qaybgali doonaa qaybaha kala duwan ee Bulshada, Aqoon yahanada, Ururada Haweenka, iyo maamulka gobolka.

Wasaarada Dastuurka Soomaaliya ayaa maalmahan waxa ay Gobolada ka waday kulamo wada tashi ah oo ay layeelanaysay  Bulshada qay baheeda kala duwan, si looga tala galiyo meel marinta Dastuurka qabyada ah.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this