Sign in to follow this  
Deeq A.

Aqalka Sare Oo Wali ka doodaya Xeerkii dalka lagaga Mamnuunacayay Shirkada  DP World.

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulan ku yeeshay Xildhibaanada Aqalka Sare ee soomaaliya , kuwaas oo ka dooday heshiiskii ay Aqalka hoose ee Soomalaiya ay kaga mamnuuceen dalka Soomaaliya Shirkada  DP World.

kulanka ayaa waxaa soo xaadiray inta badan Xildhibaanada Aqalka Sare ,waxayna dood dheer kadib ay ku kala aragti duwanaadeen in  Shirkada DP World laga mamnuuco dalka.

Xildhibanaada  qaar ayaa soo jeediyay talooyin ku aadan in Goluhu aysan ansixin xeerkaas si waqti loosiiyo  ayna uga soo talo bixiyaan,hala sidoo kale Xildhibaanada qaar ay sheegayaan in xeerkaan ay Goluhu  meel marinayo.

Dooda ayaa ah mid waili socota waxaana lafilayaa in ay Xildhibaanada dhan uu ay u bataan.

Halkan kala soco warkan iyo wixii ku soo kordha .

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this