Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News– Madaxweyne Gaas oo Casumaad khaasa ka helay Itoobiya iyo Emaaraatka

Recommended Posts

Deeq A.   

breaking-News-from-Puntland-300x1801.jpgMadaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Casumaad rasmi ah ka helay Dowladaha Itoobiya iyo Emaarastka Carabta, Wuxuuna Madaxweynuhu duulayaa Dabayaaqada Bishaan Maarso, waxaa sidaas warka ku helay Warbaahinta Puntlandi.

Kulanka ay Madaxda Maamul Goboleedyada Dalku isugu imaanayaan Garowe 20 Maarso kadib ayaa la filayA inuu Madaxweyne Gaas u duulo Adis ababa iyo Emaraatka.

Wararka ay Puntlandi helayaan waxay kaloo sheegayaan in Madaxweyne Gaas uu Adis Ababa kula kulmi doono Saraakii Ka socda Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka kulankasoo ka dhici doona Safaarada Maraykanka.

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this