Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- Mooshin ka dhan ah guddoomiye Jawaari oo saakay loo gudbiyay barlamaanka.

Recommended Posts

Deeq A.   

Mooshin kalsooni kala noqosho ah oo ka dhan ah Guddoomiye Jawaari ayaa saaka loo gudbiyay Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Muudeey.

Mooshinkaan ayaa sida uu xogta ku helayo warsidaha Puntlandi waxaa gadaal ka riixaya Madaxtooyada iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Halkaan hoose ka akhriso.

29186532_1593066554082203_80226830140833

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this