Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 13, 2018 Ninkaan ayaa si macquul ah u hadlo, unlike madaxweyne ku sheega sida mööryaanta camal u hadlo, u dhaqma, oo islaamaha ilmeeysiiye. No wonder he is a muqayil marqaanle weynaaday kaas. Eniwey, this man makes much sense politically. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted March 13, 2018 Martin iyo Barlamaanka Somalia meel bay isaga eeg yihiin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 13, 2018 9 minutes ago, Barwaaqo said: Martin iyo Barlamaanka Somalia meel bay isaga eeg yihiin! ...taas oo ah inay the 'reality' ogyihiin, Soomaaliya iyo baarlamaankaba masuul ka tahay meel walba Soomaaliya ka mid ah, including Berbera. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 13, 2018 Miskiin. Magac bilaash uma baxo. 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites