Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka gobolka Nugaal oo amar kusoo rogay ururada dhalinyarada ee ka jira Garowe.

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka Gobolka Nugaal ayaa Maanta Soo Saaray wareegto lagu mrayo in dhamaan Ururadda dhalinyaradda iyo kuwa NGOs ee Ka jira Gobolka Nugaal, kuwaas oo aan haysan warqadda Ruqsada Diiwaan galinta ay yimaadaan Gobolka Sidoo Kalana Qaataan Ruqsada.

Maamulka gobolka Nugaal ayaa sidoo kale sheegay inay hubinayaan shaqada ay qabtaan ururada dhalinyarada, kuwaas oo horey qaarkood loogu eedeeyay inay ku shaqeynayaan fikrado kasoo horjeeda siyaasada dowladda Puntland iyo in dano siyaasadeed looga faa’idaysanayo.

Halkaan hoose ka akhriso go’aanka kasoo baxay maamulka gobolka.wwwwwwwwwwwwwwww.jpg

Puntlandi.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this