Sign in to follow this  
Deeq A.

Barlamaanka maamulka Somaliland oo jawaab kasoo saaray go’aan barlamaanka Soomaaliya ka qaatay shirkada DP-World.

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa (Puntlandi) Barlamaanka maamulka Somaliland ayaa maanta oo Talaado ah soo saaray go’aan uu ku taageeerayo heshiiska maamulkooda la galay shirkada DP-World, heshiiskaas oo ku saabsan maamulka dekeda Berbera.

Waxaa kale oo ay barlamaanka Somaliland kasoo horjeesteen go’aankii shalay kasoo baxay barlamaanka Soomaaliya ee lagu mamnuucay shirkaas iyo dhammaan heshiisyada aysan dowladda federalka Soomaaliya waxna ka ogayn.

Halkaan hoose ka akhriso.war.jpg29214454_1975500269367096_89325452928430

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this