Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo Oo Dagaalka Al-shabaab looga Xoraynayo dalka ka Hagi doona Wasaaradda Gaashaandhigga

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Fadaraalka soomaaliya mudane Maxamed C/laahi farmaajo ayaa maanta  shaqo maal meedkiisa waxa uu u wareejiyay Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumada Fadaraalka Soomaaliya .

Waxaa warkan lagu sheegay sidookale in Madaxweynaha Todobaadkiiba mar uu tagi doono Wasaarada  Gaashaan dhiga Soomaaliya si uu ugu kuur galo  Madaxweynaha ,howlaha Wasaaradda iyo arrimaha ciidamada oo dib u habeyn ay ku wado dowladda Soomaaliya.

 

Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay maalmahaasi Wasaaradda Gaashaandhigga  waxa uu Madaxda ugu saraysa Wasaarada  uu la meel dhigi doonaa dib u habaynta Ciidamada Qaranka  si loo wajaho dagaalka Al-shabaab lagula jiro helista Xuquuqda Ciidamada sida Mushaharaad kooda  iyo sidii ay  Ciidamada  Xooga dalka   Soomaaliya ay Awooda dalka  ugala wareegi lahaayeen  Ciidamada Amisom .

Puntlandi.com

 

farmaajo.jpg

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this