Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Xildhibaan C/Llaahi Goodax Barre”Muwaadinkii Heshiis Qarsoodi Ah Galaa Waa In 30 Sano La Xiraa”

Recommended Posts

Deeq A.   

iyadoo maanta Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay Ansaxiyeen xeer mamnuucaya  heshiisyadii  lala galay Shirkada DP World ayaa Xildhibaan C/laahi Goodax Bare  oo kamid ah Xildhibanaada Baarlamaanka Soomaaliya waxa uu Golaha wakiilada maanta ka hor jeediyay in Xeerkan lagu daro qodob dhigaya in Mas,uulkii ku kaca fal laxiriira heshis noocan oo kale ah in uu la galo Shirkad shi sheeye lagu xukumo xabsi 30 sano ah iyo Ciqaab.

 

Halkan ka dhagayso hadalka Xildhibaanka

      godax

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this