Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso Qaraarka Baarlamaanka Federaalka ee Dalka looga mamnuucay Shirkadda DP World ee Imaaraadka Carabta

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Qaraar dalka ka mamnuucayo shirkadda DP World ee dalka Imaaraadka Carabta oo maamusha dekaddaha Berbera iyo Boosaaso ee maamullada Somaliland iyo Puntland.

Qaraar ku saabsan shirkadda Imaaraadka laga leeyahay ee DP World oo maanta looga dooday kulankii Baarlamaanka ayaa kadib cod loo qaaday waxaa si aqblabiyad ah Baarlamaanku isugu raacay in dalka laga mamnuucay shirkadda DP World oo aanay ka howlgeli karin.

h.jpg?resize=696%2C928&ssl=1 h2.jpg?resize=696%2C928&ssl=1 h3.jpg?resize=696%2C928&ssl=1 h4.jpg?resize=696%2C928&ssl=1

The post Akhriso Qaraarka Baarlamaanka Federaalka ee Dalka looga mamnuucay Shirkadda DP World ee Imaaraadka Carabta appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this