Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Maamulka Garoonka Diyaaradaha Ee Jubaland Oo Awaamiir ku Soo rogay Shirkadaha Duulimaadyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka Jubaland ayaa ku amray Diyaaradaha rakaabka qaada ee ka shaqeeya Garoonka  Diyaaradaha ee Magaalada  kismaayo ee Xarunta Jubada hoose  in aan dadka Rakaabka ah lagu hayn karin gudaha Garoonka mudo ka badan sadax saacadood iyagoo sugaya Diyaaradii ay ku qornaayeen.

Amarkan ka soobaxay maanta Maamulka Garoonka Kismaayo ayaa udhignaa sidan hoos ku xusan

in qof rakaab ah oo lasoo baaray una soo diyaar garoobay bixitaan aan la reebikarin xiliga ay Diyaaradu timaado ama aan lagu badali karin dadkale.

Waxaa shirkadaha duulimaadka si dookale lafaray in iyagoon ogolaansho ka haysan Maamulka Garoonka aysan  xafiis ka furan karin gudaha  gaoonka  Diyaaradaha ee  Magaalada kismaayo.

Hadaba Go,aanadan ka soo baxay Maamulka Jubaland waxaa Warbaahinta u  Akhriyay  Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo C/laahi Aadan Maxamuud .

Halkan ka dhagayso.

      1206493196151284

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this