Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Baarlamaanka Soomaaliland Oo ka doodaya Heshiiskii Dekeda Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiiyaha Golaha Wakiilada ee Maamulka Soomaaliland Baashe khaliif oo  maanta Warbaahinta ku lahadlay Aqalka  Wakiilada ee Soomaaliland ayaa sheegay in Golaha Wakiilada  ay u yeereen Maalinta bari ah Gudigii  soo saxiixay heshiiskii Saddax geesoodka ahaa  ee Dekeda Ber bera  oo ay maalmahan xiisadiisa ay taagneed .

 

Gudoomiye Baashe ayaa sheegay  sidookale  in loo yeeray Shirkadii Maal galinaysa Mashruucan Dekeda  Ber bera ,waxaana lafilayaa in Xildhibaanada ay halkaasi su,aalo ay ku waydiiyaan Gudigii Heshiis kaasi Saxiixay iyo Maamulka sare ee Shirkada  DP World

 

Dowladda Soomaaliya ayaa heshiiskan ku tilmaantay in uu yahay mid sharci daro ah ,Imaaraadkana uu ku soo xad gudbay Qaranimada dalka Soomaaliya.

Halkan ka dhagayso hadalka Gudoomiye Baashe .

      Gudoomiye baashe

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this