Sign in to follow this  
Deeq A.

(DAAWO MUUQAAL)Wasiirkii hore ee arimaha Gudaha Soomaaliya Juxa oo maantay Garoowe lagu soo dhaweeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid(Juxaa) ayaa maantay lagu soo dhaweeyey Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

Wasiirkii hore ee arimaha Gudaha Soomaaliya  Juxa oo markii uu soo garay dadweynihii soo dhaweeyey hadal u jeediyey ayaa ka hadlay  arrimo dhowr ah.

Juxaa ayaa ugu horrayn dadweynaha reer Puntland ugu baaqay in ay ilaashadan amniga,wadajirka iyo isku duubnidooda”Puntland waa geed la harsado oo caleen leh oo lagu nastay laguna baraaray”.ayuu yiri Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Puntland.

Siyaasi Juxaa ayaa dhinaca kale soo dhoweeyay hadalkii madaxweyne Gaas ee ahaa in doorashada Puntland lagu qaban doono.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka.

 

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this