Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News— Madaxweyne Farmaajo oo fariin adag u direy Soomaaliland, “Cid aan Muqdisho soo marin Heshiis lama gali karto deegaan Soomaaliyeed”

Recommended Posts

Deeq A.   

BREAKINGNEWS-1.png

Madaxweynaha Dpwlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka khudbeeyey Furitaankii Golayaasha Shacabka ayaa fariin Adag wuxuu u direy Dowlada Soomaaliland.

Madaaxweynaha ayaa markii u horeysay ka hadlay Heshiisyada Maamulada kale ee Soomaaliya ay la galaan wadama Caalamka.

Madaxweyne Farmaajo wuxuu yiri ‘Cid aysan Hay’adahayaga Federaalku ogayn Heshiis lama gali karaan Deegaan Soomaaliyeed”.

Faahfaahinta warkaan goordhow naga filo

Puntlandi
Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this